1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Ulajeedka Uu Madaxweyne Mustafe Cagjar u Aaday Somaliland? Madaxweynaha Somali State ayaa safar aan lasii shaacin waxa uu ku yimid magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Ulajeedka uu madaxweyne Mustafe Cagjar u yimid xalay Hargeysa ayaa waxaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Dacwad Ka Dhan Ah Soomaaliya u Gudbisay UN Iyo AU Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Qaramada Midoobay iyo sidoo kale midowga Africa u gudbiyeen dacwad ka dhan ah Soomaaliya. Moniko Juma oo ah wasiirka arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Duqa Muqdisho Oo Furay Mashruuc Lagu Tababaryo 400 Oo Dhallinyaro Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay mashruuc lagu tababarayo 400 oo dhalinyaro ah, kuwaas oo isaga kala yimid magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistan Oo Soo Ridday Diyaarado Laga Leeyahay Dalka India Dowladda Pakistan ayaa shaacisay in ay soo ridday Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka India, kadib markii ay soo galeen hawada dalkaasi. Gen. Asif Ghafoor oo ah afhayeen u hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonida Ah u Qaadaya Wasiirada Cusub Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in golaha cusub ee wasiirada maamulka K/galbeed hortagaan baarlaaanka maamulkaasi. Madaxweyne C/casiis Laftaga Gareen ayaa baarlamaanka ka codsan doona iney codkooda siiyaan wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subax ee Idaacadda Goobjoog, waxaana idiin tabinaya wariyaheena Aweys Xaaji Nuur. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Puntland Ah: Cadaaladda Hala Keeno Dadkii Kufsaday Kadibna Dilay Caasha (Dhageyso) Baarlamaanka Puntland ayaa kulan degdeg ah maanta ka yeeshay arrinta gabar 12 sano jir ah oo inta la kufsaday hadane lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Xildhibaannada qaar oo hadlay waxay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Qatar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho shaqo oo labo maalmood ah. Madaxweynaha oo martiqaad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ganacsade Lagu Dilay X/weyne Rag hubeysan ayaa degmada X/weyne ee gobolka Banaadir ku dilay nin oday ah oo ka mid ah ganacsatada suuqa degmadaasi. Sida ay dad goob joogayaal ah inoo sheegeen, ninkan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Soomaaliyeed Oo Sheegay Iney Soo Qaban Doonaan Dadkii Shacabka Ku Laayay Sh/hoose Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay iney wadaan baaritaanno ku aaddan dadkii ka dambeeyey dilkii shalay deegaanka Xaawo Cabdi loogu geystay dad shacab ah. Jeneraal C/laahi Xasan Bariise, taliyaha hoggaanka…