1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Kufsiga Iyo Dilka Loo Geystay Gabar 12 Sano Jir Ahayd Saciid C/laahi Dani, madaxweynaha Puntland ayaa ka hadlay dilka iyo kufsiga loo geystay Caasho Ilyaas Aadan oo ahayd 12 sano jir ku nool magaalada Gaalkacyo. Waxa uu sheegay Dani in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Hiiraan Xalay saq dhexe ayaa diyaarado dagaal waxa ay duqeyn ka geysteen saldhigyo la sheegay in Al-shabaab ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Deaagaanno u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Madaxda Dalalka Ciraaq, Sweden Iyo Talyaaniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar. Shir Madaxeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog, waxaana akhrinaya Hanad Cali Guuleed.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Nugaal Oo Digniin Diray Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Nugaal ayaa sheegay in aan la aqbli doonin dhallinyarada amni darrada ku wadda magaalada Garoowe ee gobolkaasi. Xasan C/laahi Maxamed, taliyaha qeybta Booliiska ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Ka Dhacday Gobolka Shabellaha Hoose Diyaarado dagaal ayaa duqeyn ka fuliyey deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose oo ay ku sugnaayeen xubno ka mid ah Xarakada Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in diyaaradahan ay duqeyntan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subax ee Idaacadda Goobjoog, waxaana idiin tabinaya wariyaheenna Hanad Cali Guuleed.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Dilka Loo Geystay Xildhibaan Boqore Rag hubeysan ayaa maanta waxa ay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku dileena Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Ragga dilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Madaxweynaha Go’aankii Aan Kusoo Gaarnay Garoowe Waxbo Kama Fulin” Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo wuxuu sheegay in illaa iyo haatan aanay waxbo ka qabsoomin wadahadalladii madaxweyne Farmaajo iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiirada K/galbeed Oo Laga Dalbaday Wax Ka Qabashada Amniga, Dhaqaalaha Iyo Dib u Dhiska Shacabka ku dhaqan deegaannada K/galbeed ayaa ka sugaya xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxweyne C/casiis Lafta Gareen iney degdeg kula timaado waxqabad muuqda. Dhallinyarada aqoonyahannada ah ayaa qaba in…