1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Balcad, Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka ayaa waxay sheegayaan in Al-shabaab weerar ku qaadeen fariisin ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay K/Afrika Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay waxa ay weerar ku qaadeen xarun ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaaliyeed. Waxaa la sheegay in ay rasaas ku fureen dadkii ku sugnaa dukaankaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog, waxaana idiin tabinaya wariyaheenna Maxamed Cabdi Xasan. Halkaan hoose ka dhageyso warka: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Gaaray Addis Ababa Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib martiqaad uu ka helay ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya. Biixi ayaa garoonka diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Habraac Loo Sameeyey Heshiisyada Ay Gasho Dowladda Federaalka (Akhriso) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku shaaciyey habraac loo sameeyey heshiisyada ay dowladda federaalka ah gasho. Halkaan hoose ka akhriso:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Soomaaliya Iyo Jabuuti Oo Ka Shiray Arrimo Amniga Ku Saabsan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa si qotodheer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Jira Iney Kulmayaan Madaxweyne Farmaajo Iyo Muuse Biixi? Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aaddan uu gaaro magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib casumaad uu ka helay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Jabuuti Oo Maanta Kulmaya Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ku kulmaan madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Sheegay In Soomaalida Ay Dan Ku Qabi Doonto Khaadka Laga Keenayo Itoobiya Aqoonyahan C/laahi Maxamed Cismaan oo bartay xiriirka caalamiga ah ayaa sheegay in Khaadkii laga keenayey Kenya uu ka faa’ido badan doono kan Itoobiya, marka loo eego xiriirka ganacsi ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ka Dhacay Baardheere Laba qarax oo xooggan ayaa goordhow ka dhacay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo kuwaas oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Itoobiya. Qaraxyadan oo ka dhacay bartamaha degmada Baardheere ayaa la…