1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Goobjoog Waxaan idiin soo gudbineynaa warka Subaxnimo ee Goobjoog, waxaana akhrinaya, wariyaheenna Aweys Xaaji Nuur Aar. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Bandhigga Cuntada Oo Ka Furmay Dubai Carwada bandhigga cuntada ee (Gulfood Expo) oo sanadkiiba mar laqabto ayaa si rasmi ah uga furantay Dubai. Waxa uu bandhiggan socon doonaa illaa 22-ka bishan, iyadoo uu furay wasiirka ganacsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Ganacsatada Oo Joojiyey Qaadkii Ay Ka Keeni Jireen Kenya, Kuna Bedalay Kan Itoobiya Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka keeni jiray qaadka ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay iney joojiyeen qaadkii ay ka keenayeen dalka Kenya, islamarkaana suuqaasi ay gabi ahaamba ka maarmeen. Qooje…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Dhallinyaro Shaqo Abuur Loo Sameeyey Xukuumadda Muuse Biixi ee Somaliland ayaa shaqo abuur u sameeyey dhallinyaro ka badan 400 kuwaasi oo laga soo uruuriyey gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland. Dhallinyaradan ayaa loo sameyn doonaa barista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog (Talaado 19-02-2019) waxaana inoo akhrinaya wariyaheena Axmedweli Xuseen Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Xiriirka Xumaaday Ee Soomaaliya Iyo Kenya Saameyn Sidee Ah Ayuu Ku Yeelan Karaa Ganacsiga? Waxaa sii xumaaday xiriirka ka dhaxeeya dalkeenna (Soomaaliya) iyo Kenya iyadoo taasi ay ka dhalatay durba hadalhayn aad u ballaaran. Hadaba aqoonyahanno iyo quburo dhanka dhaqaalaha ah ayaa qaba in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Shacabka Muqdisho Oo Hal Arrin Ka Dalbaday DFS Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood oo u warammay Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya. Shacabkan waxay sheegeen in Kenya dhib ay ku qabi doonto go’aankii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka Subax (Isniin 18-02-2019) ee Idaacadda Goobjoog, waxaana akhrinaya wariyaheena C/salaan Cali Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Shuruudo Kale Ku Xirtay DFS Dowladda Kenya ayaa waxa a soo bandhigtay Saddex qodob oo ah shuruud ay ku bahdileyso Soomaaliya, kadib jawaabtii ay dowladda federaalka siisay dowladdaasi. Qodobadan oo ay baahiyeen warbaahinta dalka Kenya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaabta DFS Ee Kenya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u jawaabtay dowladda Kenya, kadib markii ay sheegtay in xiriirka u jartay dowladda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay dowladda ayaa sidan u qornaa: 1. Dowladda Federaalka Soomaaliya…