1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Sool Oo Maadeys Ku Sheegay Hadal Dhowaan Kasoo Baxay Madaxweynaha Puntland Caaqil San yare oo ka mid ah waxgaradka gobolka Sool ayaa sheegay in hadalkii dhowaan kasoo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani ee ahaa in misaaniyadda ku darsadeen gobollada Sool…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Daqare “Go’aanka Kenya Ma Qal-qal Gelin Doono Dacwadda Ka Taalla Maxkamadda Cadaaladda” C/raxmaan C/laahi Dhubad (Daqare) oo ka mid ah falanqeeyayaasha siyaasadda dalka ayaa sheegay in go’aanka ay dowladda Kenya ku joojisay xiriirkeedii dowladda dhexe aanay qal-qal ku keeni karin dacwadda badda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiir Tarsan Oo Ugu Dambeyn Kusoo Noqday Dalkiisa Hooyo Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Ambassador Maxamed Axmed Nuur Tarsan, safiirkii Soomaaliya u fadhiyey wadanka Kenya, kadib markii dowladda Kenya ku ammartay in uu dalkooda degdeg uga soo baxo. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subax ee Idaacadda Goobjoog 17-02-2019, waxaana warkeenna maanta akhrinaya wariyaheena C/salaan Cali Xueen. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kenya Xiriirka Ugu Jartay DFS? Dowladda Kenya ayaa xiriirkii u jartay dowladda federaalka Soomaaliya, taasi oo hadal hayn badan dhalisay. Waxa ay dowladda Kenya u yeertay safiirkeedii u joogay Muqdisho, iyada oo sidoo kale iska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Taageertay Deyn Cafinta Soomaaliya Maxbuub Macallin oo ah xoghayaha urur goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyey baaqa Soomaaliya looga cafinayo deymaha caalamka, isaga oo sheegay in cafinta deymahaasi ay hagaajin karaan nolsoha dadka Soomaaliyeed. Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Cusub Ee Puntland Oo Kalsoonida Ka Helay Baarlamaankooda Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa goor dhow waxa ay codka kalsoonida ah siiyeen golaha wasiirada ee dhowaan soo dhisay madaxweyne Dani. Kulanka oo ay soo xaadireen 63 xildhibaan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonida Ah u Qaadaya Wasiirada Cusub Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta kulan ku leh magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa lagu wadaa in ay codka kalsoonida ah u qaadaan wasiirada cusub ee dhowaan uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Labaad Oo Iska Casilay K/galbeed Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow uu is casilay wasiirkii Labaad ee ka mid ah maamulka K/galbeed. Cali Aadan Macalin, wasiirkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Cirka Oo u Dabaaldegaya 59 Sano Guuradoodii Kasoo Wareegtay Aas-aaskooda Maanta oo ay ku beegan tahay 14 February, ciidanka cirka ayaa u dabaaldegaya 59 sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas-aaskooda. Waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabad…