1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim “Labo Sano Oo Khasaartay Ayaa Ina Soo Martay” (Daawo) Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed oo u warammay Goobjoog, wuxuu sheegay in dowladda federaalka aanay waxbo qaban Labadii sano ee lasoo dhaafay. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Falanqeyn Ku Saabsan Shirkii Shidaalka Soomaaliya Ee Ka Dhacay London Falanqeeye siyaasadeed ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan u baahan tahay dadkeeda in looga faa’ideeyo kheyraadka dalka ku jira. Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo u warammay Goobjoog wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Puntland Oo Ammar Adag Kasoo Saaray Tahriibka Taliska ciidamada Booliiska ee Puntland ayaa soo saaray ammar cusub oo lagu mamnuucayo dadka tahriibka ah iyo sidoo kale kuwa wax tahriibiya. Jeneraal Muxudiin, taliyaha ciidamada Booliiska ee Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madaxda Africa Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Waxaa lagu wadaa maanta in magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gabagabeeyo shir madaxeedka dowladaha xubnaha ka ah ururkaasi. Shirkaan oo shalay furmay waxaa ayaa hoggaamiayaha sanadlaha ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Ka Mid Ah Xubnaha Golaha Wasiirada Ee Puntland? Madaxweynaha Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa xalay waxa uu magacaabay wasiirada maamulkiisa, waxaana ku jira xubno caan ka ah deegaannada Puntland. Wasiirada waxaa sidoo kale ka mid ah shaqsiyaad horey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Imaaraadka Kiro Ugama Qaadaneyno Saldhigga Berbera! (Dhageyso) Somaliland ayaa sheegtay in Imaaraadka aanay wax lacag ah uga qaadeyn saldhigga Milatari ee ay ka furanayaan magaalada Berbera. Sacad Cali Shire, wasiirka maaliyadda ee Somaliland ayaa tilmaamay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhac Loo Geystay Iskuul Ku Yaalla Degmada Dharkeenley Koox hubeysan ayaa dhac u geystay mid ka mid ah iskuullada ku yaalla degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Waxa ay raggan qaateen qalab u badan Computer, sida uu Goobjoog u…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ciidanka Badda Soomaaliyeed Maanta oo kale 1965, waa maalintii si rasmi ah loo aasaasay ciidanka badda Soomaaliyeed, laakiin sida aad ku arki doontaan warbixintan ciidanka badda waxaa uu jiray 15 sano ka hor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Garsoorka Soomaaliya? 6-7da Febraayo 2019, ayaa Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay magaaladda Muqdisho ku martigalisay shir sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo ah markii u horaysay ee la qabto ka dib burburkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Cabsi Laga Muujiyey In Lala Wareego Kheyraadka Dalka Danjire Maxamed Axmed Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed, sidoo kalena aad u falanqeeya siyaasadda dalka ayaa sheegay in xilligan ay cabsi ka qabaan in lala wareego kheyraadka dalka.…