1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In La Xalliyay Tabashooyinkii Xildhibaannada Hirshabelle Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha baaramaanka maamulka Hirshabelle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu ku sheegay in la xalliyey tabashooyinkii ay inta badan qabeen mudanayaasha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Ka Shiraya Maanta Qaxootiga iyo Barakacayaasha Maanta waxaa madaxtinnimada ururka midowga Afrika la wareegi doona madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-sisi, kaas oo muddo sanad ah jagadaasi sii-heyn doona. Hey’adaha xuquuqul insaanka ayaa ka digay in Sisi noqoshadiisa…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbarbardhig 2-badii Sano Ee Ugu Horreysay Madaxweyneyaasha Xasan Sheekh iyo Farmaajo! Maanta waa February 8, 2019, waxaa 2 sano laga joogaa doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kaas oo sida uu afkiisa ka sheegay loo bixiyey “Farmaajo high expectations”, rajo weynna laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Warfaafintu Weligood Kama Hadlaan waxa Wanaagsan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta ka hadlay xiritaanka shirka garsoorka ayaa weerar afka ku qaaday warfaafinta isaga oo ku eedeeyey in aaney ka hadlin wanaagga. Mudane Farmaajo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Mar Kale Sameeyey Isku Shaandheyn Golihiisa Wasiirrada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sameeyay isku shaandheyntii 2aad muddo labo todobaad gudahood, isaga oo magacaabay wasiirro cusub. Akhriso: Isku Shaandheynta Golaha Wasiirrada Hirshabeelle:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamul Goboleedyada Oo Caddeeyay Mowqifkooda Shirka London Magaalada London ayaa la filayaa in uu ka furmo shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya, inkastoo muran badan uu ka dhashay shirkan. Xubnaha shirkaasi u matalaya maamul goboleedyada kala ah, Puntland,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka London: Dibadbax Looga Soo Horjeedo Shirka Shidaalka Soomaaliya Oo Maanta Dhacaya Maanta oo khamiis ah waxaa magaalada London ka dhacaya dibadbax weyn, oo looga soo horjeedo shirka shidaalka Soomaalida. Arrintan ayaa imaaneysa xilli ay shirkaasi qaadhaceen guddiyada kheyraadka ee labada gole…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka London: Wax Ka Ogow Dibadbaxa Looga Soo Horjeedo Xaraashka Shidaalka Soomaaliya Berri oo khamiis ah waxaa magaalada London ka dhacaya dibadbax looga soo horjeedo xaraashka shidaalka Soomaalida. Arrintan ayaa imaaneysa xilli ay shirkaasi qaadhaceen guddiyada kheyraadka ee labada gole ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London Guddiga kheyraadka qaranka ee golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta khamiista ah ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Siyaasadeed Ka Jira Jowhar Magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa aad looga dareemayaa xiisad siyaasadeed ka dhex taagan baarlamaanka maamulka Hirshabelle iyo sidoo kale madaxda sare ee maamulkaasi. Wararkii ugu dambeeyey ee…