1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: DFS Oo Loogu Baaqay Ururinta Hubka Sharci Darrada Ah Ee Lagu Haysto Muqdisho Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan go’aankii dhowaan kasoo baxay maxkamadda ciidamada qalabka sida oo ah in aan la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London Xisbiga Wadajir oo ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa ka mid noqday xisbiyada ka horyimid shirka xaraashka bolookyada shidaalka ee ka dhacaya London 7-bada bishan. Qoraal ka soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaahira: Jaaliyadda Soomaaliyeed Oo Ka Sheeganaya Dhac, Jir Dil iyo Faquuqa Ciidamada Masar Ardey iyo xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee dalka Masar, gaar ahaan kuwa ku nool Madiinat Al-Nasri, Qeybta 1aad ayaa ka sheeganaya dhibaatooyin isugu jira dhac, jir dil iyo beegsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka El Salvador: Waxaa Madaxweyne Loo Doortay Nin Asal Ahaan Kasoo Jeeda Falastiin Nayib Bukele, oo horay u soo noqday duqa caasimadda El Salvador ayaa ku guuleystay doorasho axaddii ka dhacday dalkaasi, isaga oo soo afjaray nus qarni dalkaasi ay heysteen 2 xisbi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA: Waxaan Gacanta Ku Dhignay Hub Ay Leeyihiin Al-shabaab Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka “NISA” ayaa sheegtay in gacanta ay ku dhigeen hub ay leeyihiin xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Forsooleey oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Ka Dhacay X/weyne Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helay qaraxii maanta barqadii ka dhacay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa ahaa gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, waxaana la dhigay goobta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Sare Ee Hirshabelle Oo Loo Haysto Musuq-maasuq (Dhageyso) Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in lacago badan ay musuqeen madaxda ugu sarreysa ee maamulkaasi. Wasiiru dowlaha kalluumeysiga maamulka Hirshabeelle Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Milyan Iyo Bar Qof Ayaa u Baahan Gargaar Degdeg Ah Guddoomiyaha hay’adda u diyaar-garowga aafooyinka iyo keydka raashinka Somaliland, Faysal Cali Sheekh ayaa sheegay in hal milyan iyo shan boqol oo kun oo qof (1,500,000) ay u baahan yihiin gargaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caynaba: Barakacayaal Si Iskood Ah u Sameeyay Olole Nadaafadeed Haweenka Barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada Caynaba ayaa si iskood ah waxa ay u sameeyeen olole nadaafadeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan kaamka Barwaaqo. Waxa ay haweenkan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacayada Wasiirrada Cusub Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur galbeed Cabdi Casis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa magacaabay qaar ka mid ah golaha wasiirada KGS. Akhriso: