1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Bandow Lagu Soo Rogay Magaalada Jigjiga Kulan degdeg ah oo magaalada Jigjiga ku yeesheen laamaha ammaanka ee Somali State iyo sidoo kale kuwa dowladda federaalka Itoobiya ayaa lagu go’aamiyey arrimo dhowr ah. Ugu horreyn, waxaa Bandow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kulan Looga Hadlayey Furista Waddooyinka Xiran Oo Lagu Qabtay Garbahaarey, Gedo Kulan looga hadlayay sidii laysgu furi lahaa waddooyinka degmooyinka gobolka Gedo ayaa lagu qabtay Magaaladda Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi. Kulankaan waxaa ka qeybgalay laamaha ammaanka Gobolka iyo kuwa degmada Garbahaarey,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Sidee Ayeey u Arkaan Hadalkii Kasoo Yeeray Madaxweynaha Uganda? Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay hadal kasoo yeeray madaxweynaha dowladda Uganda, kaasi oo ahaa in Soomaaliya aanay ka jirin dowlad. Shacabkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Daqare “Museveni Hadalkaan Iyo Kuwo Ka Xun Waa Laga Sugaayay” Aqoonyahan C/raxmaan Daqare oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog, waxa uu kaga hadlay arrimo ku aadan hadalkii dhowaan kasoo yeeray madaxweynaha Uganda ee ahaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Injineer Xasan Sahal “Natiijo Kama Soo Bixi Doonto Wadahadallada DFS Iyo Maamullada” Injineer Xasan Sahal oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa isaga oo u warammay Goobjoog waxa uu sheegay in wax natiijo ah aysan kasoo bixi doonin kulanka la filayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Rajo Ka Muujiyey Xallinta Khilaafka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa rajo ka muujiyey in la xalliyo tabashada ay dowlad goboleedyada qaar ka qabaan dowladda federaalka Soomaaliya. Farmaajo ayaa sheegay in intii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin: Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Qaraxa maanta ka dhacay duleedka Muqdisho waxaa la sheegayaa in lala beegsaday gaari ay la socdeen ajaanib u shaqeynayey mid ka mid ah shirkadaha ka howlgala Muqdisho. Inta la xaqiijiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Sano Kadib Amarkii Trump uu Albaabada Mareykanka uga Xirtay 7 Dal oo Ay Soomaaliya Ku Jirto Amarkaasi dartii, waxaa kala irdhoobey qoysas badan, dadka musaafirka ahaa oo jaho-wareer ku dhacay, arday ayaa jaamacado tagi waayey, caruur iyo waalid ayaan is arkin, dadka xanuunsan iyo dad dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Idiris Sheekh “Waxaa Meesha Ka Baxay Khilaafkii Madaxda DFS Iyo Dowlad Goboleedyada” Mid kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa rajo ka muujiyey in xilligan ay isku soo dhowaadaan madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada. Idiris Sheekh Xasan oo ku sugan dalka Finland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yoweri Museveni: Soomaaliya Waa Dalalka Aaney Ka Jirin Maamul iyo Dowladnimo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo maanta ka hadlayey shir ku saabsanaa garsoorka dalkiisa ayaa sheegay inay jiraan dalal aan dowladnimo ka jirin, isla markaana aan maamul laheyn, Soomaaliya ayuu tusaale…