1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni: Dowladda Federaalka Ah iyo Dowlad Goboleedyada Waxaa Ay Kulmayaan March Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in uu aqbalay soo-jeedin ka timid madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ah in gobol nabadeed oo lagu golol…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Xildhibaan Loogu Doortay Golaha Shacabka Isaga Oo Aan La Hareer Fadhin Cabdullahi Sheekh Maxamed ayaa maanta ku guuleystay doorashada kursi bannaanaa oo golaha shacabka ah, doorashada ayaa ka dhacday Baydhabo. Kursigan ayaa waxaa April 2018 ka dhintay Xildhibaan Khaliif Sheekh C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Dadka Oo Aad u Korartay 200 Ee Sano Ee Ugu Dambeysay Dunidan inta ay jirto da’ ahaan lama sheegi karo, laakin waxaa la sheegi karaa inta ku nool iyo meelaha ay kala joogaan. 200 oo sano ka hor waxaa joogtay keliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Kursi Ka Banaan Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dhacaysa Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta waxaa lagu qabanayaa doorashada kursi ka banaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kursigan ayaa waxaa April 2018 ka dhintay Xildhibaan Khaliif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Fariin u Diray Madaxweyne Dani Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal oo la hadlay Goobjoog ayaa ka hadlay waxyaabaha xilligan looga fadhiyo inuu sameeyo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Saciid C/laahi Dani. Waxa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo 2 Sano: “Nabaddoon Ayaan Noqonaa” ilaa “I Cafiya” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay xafladdii caleemo saarka madaxweynaha Puntland Saciid Deni codsaday in la cafiyo, isaguna uu cafiyey, lana shaqeyn-doono dadka wax ka tabanaya. Mudane Farmaajo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Waan Idin Cafiyey Ee i Cafiya…Waxaan Ballan Qaadayaa Inaan Idin La Shaqeeyo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabaddii lagu caleema saarayey madaxweyne Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay inuu cafiyey cid walbo oo wax ka tabaneysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Hore Xasan Sheekh “Aan Ku Dedaalno Ilaalinta Dastuurka Iyo Shuruucda Noo Deggan” Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey munaasabaddii lagu Caleema saarayey madaxweynaha Puntland ayaa ku baaqay in la lilaaliyo dastuurka KMG ah ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Hore Sheekh Shariif Oo Fariin u Direy Madaxda Soomaaliyeed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa fariin u diray madaxda Soomaaliyeed xilli uu hadal ka jeedinayey munaasabaddii lagu Caleema saarayey madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland. Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Axmed Madoobe Oo Ku Taliyey In Wadahadal Lagu Xalliyo Tabashooyinka Jira Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey munaasabaddii lagu caleema saarayey madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa ku dheeraaday ka hadalka arrimaha ku aadan…