1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Annaga Iyo Puntland Waxaa Inoo Gaar Ah Inaan Howlaheena Horay Usii Wadanno” Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in maamulka Puntland iyo maamulkiisa ay sii wadan doonaan shaqooyinka nabadda ah ee ay isla wadeen, islamarkaana uu ka rajeynayo madaxweynaha cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare “Hoos Haloo Xalliyo Wixii Jira” (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo hadal ka jeediyey Caleema saarka madaxweynaha Puntland ayaa soo hadal qaaday arrimo dhowr ah. Waxa uu sheegay Waare in Puntland ay casharro badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Dani Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Uu Qaban Doono Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani oo xalay lagu caleema saaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka hadlay waxyaabaha u qorsheysan ee uu doonayo inuu qabto. Waa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Garoowe Uga Qeybagalaya Caleema Saarka Dani Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Waxa uu madaxweynaha halkaasi uga qeybgali doonaa munaasabadda Caleema Saarka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Qaabka Ay Shirkadda Soma Oil & Gas Ku Xulatay 12 Block Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa waxaa Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira xeebaha koonfurta Soomaaliya, shirka waxaa uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Oo Ka Hadashay Shirka London Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay shir lagu qabanayo London-U.K oo lagu iibin-doono Blocs ka tirsan shidaalka Soomaaliya. Halkan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Nin Diley Haweeney Oo Gacanta Lagu Dhigay Ciidanka daraawiishta ee maamulka Hirshabelle ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu diley Haweeney, iskuna dayey inuu baxsado. Mukhtaar Cabdulle oo ah taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Hirshabelle ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Nool Garbahaarey Oo Cabasho Ah Waxaa laga deyrinayaa Xaalada Nololeed ee ay ku sugan yahiin Naafada ku dhaqan degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo. Dhibaatada ugu daran ee naafada ay qabaan xilligan ayaa waxaa ugu weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Booliiska Afgooye Oo Raadinaya Xubno Ka Tirsan Al-shabaab Taliska ciidanka Booliiska Afgooye ayaa sheegay in ay ku raad joogaan rag hubeysan oo Al-shabab ka tirsan, kuwaas oo dilal ka geystay magaaldaaasi, sidoo kalena fuliyey weeraro. C/Nuunoow, taliyaha saldhiGga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Maanta La Caleema Saarayo Maanta oo Sabti ah waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ka socota diyaarinta munaasabadda Caleema saarka madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Saciid C/laahi Dani. Waxaa munaasabadda ka qeybgala mas’uuliyiin isugu jirta…