1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska Itoobiya Iyo Jabhado Hubeysan Dowladda Itoobiya ayaa la sheegayaa inay heshiis nabadeed la gaartay Laba garab oo ka mid ah Jabhadaha Oromada, si loo soo afjaro dhibaatada kooxaha hubeysan. Heshiiska waxaa lala galay: Oromo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Marti-gelineysa Shirka Dhaqaalaha Dunida Shir ku dhex maray Davos ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo aasaasaha madasha dhaqaalaha adduunka Professor Klaus Schwab ayaa la isku afgartay in Adis Ababa ay marti-geliso shirka dhaqaalaha adduunka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qodob Oo Ku Tusinaya In Soomaaliya Aaney Diyaar u Aheyn Tartan iib balookyo Shidaal Dowladda federaalka ah Soomaaliya waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, dalka Ingiriiska ku qaban-doontaa tartan iib oo lagu bixin-doono bolock-yo dhan ilaa 50 xabo, oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Suudaan Ugu Baaqay Sii-deynta Saxafiyiinta Dalka Mareykanka ayaa ku booriyey maamulka Suudaan sii-deynta saxafiyiin iyo dhalinyaro u ololeysa xuquuqda dadka oo ay ciidamada u xireen dibad-baxyadii dhowaan ka dhacay gudaha dalkaasi. Warbaahinta ka shaqeysa Suudaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Turkiga oo Casho Sharaf u sameeyey Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya “Sawirro” Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo xubna Senatora ah ayaa aqbalay casho sharaf uu u fidiyay Safiirka u fadhiyo Soomaaliya Dalka aan walaalaha nahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadallo Ka Dhashay Khilaafka Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa xilka ka qaadey wasiirkiisii warfaafinta Guuleed Aw Cali Kaahin isaga oo isla jagadaasi u magacaabey Cabdillaahi Maxamed Mowliid. Arrintan ayaa qeyb…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Qorsheynaya Maareynta Nolosha Barakacayaasha Kulan ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar ayaa looga hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ku dhex nool gudaha iyo weliba duleedka magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Hargeysa Oo Ka Horyimid Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Somaliland (Dhageyso) Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa ka aragti dhiibtay muddo kordhintii dhowaan loo sameeyey golaha wakiilada. Intooda badan waxa ay sheegeen in aanay raali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yariisow Oo Digniin Diray (Dhageyso) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Injineer C/raxmaan Yariisow ayaa u digey dad uu sheegay in weli ay ka madax adeegayaan iney isaga guuraan dhulalka danta guud ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh “Madax Madow Baa Maan Ku Haray” (Dhageyso) Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey dhallinyarada Soomaaliyeed iney ka shaqeeyaan aayaha dalka, islamarkaana yihiin kuwa dalka berry xukumi lahaa. Waxa uu sheegay in maskaxda dhallinyarada…