1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabelle Oo Baaq u Diray Beello Ku Dagaallamaya Sh/dhexe Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle, Cali Guudlaawe ayaa ugu baaqay beello ku dagaallamaya gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe in ay xabadda joojiyaan. Guudlaawe ayaa sheegay in dedaal walbo ku bixinayaan sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxa ay kusoo qabteen waxyaabaha Maanka dooriya. Ciidamadan oo ahaa kuwa Booliiska ayaa qabtay nin…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Hoos Yimaada Hirshabeelle Wabiga Shabelle oo sanadkan biyo yareeyay iyo roobabkii xilliga deyrta oo yaraaday awgeed ayaa sababay in deegaanno badan ay ka dhacdo biyo la’aan kuwaas oo hoos yimaada goballada shabeellaha dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Xildhibaan Ku Baaqay In La Isku Furo Waddooyinka Kala Xiran Ee Gedo Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay kala xiran yihiin inta badan waddooyinka gobolka Gedo. Xildhibaankan oo ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeisa: Dowladda Hoose Oo Burburisay Xarumo Ganacsi Yaryar Dawladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa saaka burburisay ganacsiyada yaryar ee waddada hareeraheeda ee suuqa, waa goob ku taalo bartamaha magaalada. Maamulka magaalada waxaa uu sheegayaa inay sidan u sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warar Dheeraad Ah Oo Kusoo Kordhay Dagaalkii Baar-sanguuni Warar dheeraad ah ayaa kusoo kordhay dagaal xooggan oo shalay ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo u dhaxeeyey ciidanka DFS oo garabsanaya kuwa Jubbaland iyo Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Baay Oo Gaaray Gedo (Dhageyso) Ku dhowaad Seddex Boqol oo qoys oo ah Beeraley wax soosaarkii ay ku tiirsanaayeen ay ragaadiyeen Roob yaraan ayaa waxay kasoo kala barakaceen deegaanno hoostaga degmooyinka Bardaale iyo Qansaxdheere ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday Xidigle NISA Maxamed Cabdiraxmaan Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax oo aheyd Xaaskiisii hore, dilkaas oo ka dhacay degmada Yaaqshiid taariikhdu markey aheyd 19-12 sanadkii tegay. Xidigle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatadii Ku Hanti Beeshay Dabkii Afgooye Oo Caawinaad Dalbaday Ganacsatadii ku hanti beeshay dab habeen ka hor ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka dalbaday dowladda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed iney caawiyaan si ay shaqooyinkooda dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Taliska Booliiska Afgooye Oo Ka Warramay Howlgallada Ka Socda Degmadaasi Taliska ciidanka Booliiska degmada Afgooye ayaa faah faahinno dheeraad ah wuxuu ka bixiyey howlgallada ay ciidamada dowladda ka wadaan degmadaasi. C/qaadir Nuunow oo ah taliyaha degmadaasi ayaa u sheegay Goobjoog…