1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Caddow “Waxaa Socda Qorshe Waqtiga Loogu Kordhinayo Axmed Madoobe” Maxamed Xuseen Caddow oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeedda deegaannada Jubbaland ayaa sheegay in uu jiro qorshe socda oo ku aaddan sidii waqti kale loogu dari lahaa madaxweynaha Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Jubbaland Oo Lagu Eedeeyey Deganaansho La’aanta Gedo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Jubbaland oo gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyey madaxda ugu sarreysa ee maamulkaasi iney mas’uul ka yihiin deganaanshiyo la’aanta ka jirta gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Sarifka Lacagta Doolarka oo hoos u dhac Laga Dareemay Kadib doorashadii madaxweynaha cusub ee maamulka Putnland Saciid Cabdullaahi Deni waxaa durbaba hoos u dhac laga dareemay suuqa lagu kala sarifto lagacta dollarka Mareykanka ee deegaanada Putlnland. Ganacsatada magaalada Garowe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood: Golaha Shacabka Oo Ansixiyey wax ka bedelka Xeerka Bangiga Dhexe Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa dood dheer kadib waxaa ay aqlabiyad ku ansixiyeen wax ka bedelka Xeerka bangiga dhexe, gaar ahaan xulidda guddiga agaasinka bankiga. Inta aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Xilka Ku Wareejiyay Dani, Kadibna Cafis Dalbaday Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad uu xilka kula wareegayey madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani. Madaxweynihii hore ee maamulkaasi C/wei Gaas ayaa xilkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Bedelka Sharciga Hanti dhowrka guud ee Qaranka Oo La Ansixiyey Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka. Xildhibaannada ayaa u codeeyey sidan: 163 xildhibaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Aw Xersi Oo Goobjoog Uga Warramay Sababta Beyle Isaga Xannibay Ama block u Saaray Twittet-kiisa Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland Aadan Ibraahim Aw Xersi ayaa Goobjoog News uga warammay dhacdo ugub ku ah baraha bulshada gaar ahaan Twitter-ka kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Dani Oo Maanta Xilka La Wareegaya Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani iyo sidoo kale ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta oo isniin ah si rasmi ah xilalkooda ula wareegaya. Xarunta Madaxtooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Wadayaasha Mootooyinka Bajaajta Oo Cabasho Ah (Dhageyso) Darawallada kaxeeya mootooyinka Bajaajta ee ka shaqeeya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa cabasho ballaaran ka muujiyey lacago dheeraad ah oo lagu soo rogay. Qaarkood uu la hadlay Goobjoog waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle: Waxaan Rajeynaynaa in Deymaha Nalaka Cafiyo Sanadkan Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, wasiirka maaliaydda Somaaliya ayaa sheegay in sanadkan ay Soomaaliya raja badan ka qabto in la soo geba gebeeyo dadaalada loogu jiro in dalka laga cafiyo deymaha lagu…