1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Hortaagan In Kalfadhiyada Baarlamaanka Hirshabelle Dib u Furmaan? Dib u dhac ayaa marar badan ku yimid in dib u furmo kalafadhiga baarlamaanka maamulka Hirshabelle, iyadoo taasina ay ka hadleen xildhibaanno ka mid ah baarlamaankaasi. Xildhibaan Cumar Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mashruuc Lagu Qaabeynayo Magaalada Gaalkacyo Oo La Daah Furay Magaalada Gaalkacyo ayaa laga daah furay mashruuca qaabeynta magaaladaasi oo muddo Lix bil ah ay wadday dowladda Hoose oo kaashaneysay shirkadda Daldhis. Munaasabad lagu daah furayey mashruucan waxaa ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Golaha Shacabka Ee Maanta Oo u Baaqday Kooram La’aan Kulan lagu wadey maanta in ay yeeshaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa u baaqday kooram la’aan, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay golaha. Qoraalkan oo koobnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Xilka Ka Qaaday Ku-xigeenka Guddoomiyaha Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey inay maanta xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh. Qoraal kasoo xafiiska guddiga waxaa uu u qornaa:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Ah Soomaaliya Oo Fasax Galay Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo xiray kalfadhigiisii 4aad, arrintan ayaa ku timid fariin ka soo baxday xafiiska guddoomiyha golahan Cabdi Xaashi. Sida uu qabo dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qeybo Ka Mid Ah Suuqa Bakaaro Oo Gubanaya Wararka aan ka heleyno suuqa Bakaaro, ee degmada Howl-wadaag ee caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in ay gubteen qeybo ka mid ah suuqa kuwa ugu muhiimsan. Qeybaha dharka, bagaashka iyo qalab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Magacaabay Guddi Ay Ku Jiraan 8 Wasiir Oo Soo Celinaya Hantida Qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Qodobbada Ka Soo Baxay Kulanka 1aad Ee Madaxweyne Deni iyo Wasiirrada Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed Deni ayaa maanta markii ugu horeysay waxaa kulan la qaatay golaha wasiirrada ee dowlad goboleedkaasi. Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow Oo Ka Hadlay Dhismaha Maqaamka Muqdisho Sanad Kadib Ceyrintii Thabit Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Yariisow ayaa waxaa uu ka hadalay maqaamka magaalada Muqdisho. Ma aha markii ugu horeysay, ee uu Yariisow ka hadlo maqaamka Muqdisho, laakin markan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani “Somaliland Haddii Ay Ingiriis Noqdeen Annagu Talyaani Ma Nihin” Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya Somaliland iyo sida ay u arkaan khilaafkaasi. Dani oo la hadlay BBC ayaa sheegay in aanay u…