7 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Barnaamijka Siyaasadeed Ee Madaxweyne Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) Waxaa maanta Puntland lagu doortay Saciid Cabdullahi Deni, si uu hoggaamiyo dowlad goboleedkaasi 5-ta sano ee soo socota. Haddaba, Goobjoog News, waxaa ay akhristayaaheeda la wadaageysa baarnaamijka siyaasadeed, ee uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Amarka Ugu Horeeyey Ee Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Waxaa amarkii ugu horeeyey soo saaray madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Deni kaas oo ku saabsan arrimaha maaliyadda. Mr. Deni ayaa joojiyey wax kharash ah in lagala baxo khasnadda, bangiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu C/weli Gaas Ka Yiri Doorashadii Maanta Ka Dhacday Garoowe (Dhageyso) Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday Garoowe ayaa ugu horreyn u hambalyeeye madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Dani. Wuxuu sheegay inuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) ayaa ku guuleystay madaxtinnimada dowlad goboleedka Puntland, isaga oo goobta lagu dhaariyey si uu Puntland u hoggaamiyo 5-ta sano ee soo socota. Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani), waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) Oo Loo Doortay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) ayaa ku guuleystay madaxtinnimada dowlad goboleedka Puntland kadib markii wareegga 3aad uu helay 35, Waxaa uu ka adkaaday Asad Cusmaan Cabdullahi Diyaano oo helay 31. Doorashadan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Wareegga Koowaad Ee Doorashada Puntland, Gaas Oo Haray Waxaa lasoo gabagabeeyay tirinta Wareegga Koowaad ee doorashada madaxweyne ee Puntland, iyadoo ay codeeyeen 66 xildhibaan. Guddiga doorashada ayaa shaaciyey cidda usoo gudbtay wareegga Labaad, waxaana ay kala yihiin. Saciid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Codeynta Doorashada Madaxweynaha Puntland Oo Bilaabatay Xildhibaannada baarlamaanka Puntland ayaa bilaabay codeynta doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi, waxaana ku tartamaya 21 musharrax. 66 xildhibaan ayaa dooranaya madaxweynaha cusub ee Puntland, waxaana wareegga Koowaad ku guuleysan kara oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Murashaxiinta Doorashada Puntland Waxaa maanta lagu wadaa in Garoowe lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee 5-ta sano ee soo socota. Hoolka doorashada waxaa jooga korjoogayaal isugu jira dowladda federaalka ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirada Hoolka: Madaxweynaha Puntland Oo Maanta La Dooranayo Waxaa maanta lagu wadaa in Garoowe lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee 5-ta sano ee soo socota. Hoolka doorashada waxaa jooga korjoogayaal isugu jira dowladda federaalka ah,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabitaanka Khudaarta Gudaha Laga Sameeyo Oo Laga Doortay Midkii Dibadda Hareeraha waddooyinka magaaladda Muqdisho waxaa lagu arkayaa dhalinyaro sameyso cabitaanka noocyadiisa kala duwan kuwaas oo cabitaan ahaan looga iibiyo dadka, waana ganacsi si maalinle ah loogu shaqeysto shiiditaanka cabitaanka laga…