1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta-gareen Oo Magacaabey Guddi Soo Baara Dadkii Lagu Dilay Baydhabo Madaxweynaha koonfur galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Lafta Gareen ayaa waxaa uu maanta magacaabay guddi xaqiiq raadis ah oo soo baraa rabashadihii Baydhabo ka dhacay 13-15-kii bishii hore. Guddigan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Hab-raaca Doorashada Madaxtinnimada Puntland Waxaa la soo saaray hab-raaca doorashada madaxtinnimada ee Puntland, marka laga soo tago shuruudaha inuu Puntland u dhashay, miyir qabo, aqoon sare leeyahay, 40 sano ka yareyn, waxaa lagu xiray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Ugu Weyn Dunida Ee Maraakiibta Kunteenaradda Qaada Oo Ka Shaqo Bilaabeysa Muqdisho War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka dekedda Muqdisho ayaa lagu faah faahiyay adeegyo ay bilaabayso shirkadda MAERSK LINE oo ah shirkad caalami ah oo ka shaqeysa daabulaada Kunteenaradda. Qoraalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Waxaa Mas’uuliyad Naga Saaran Xasiloonida Soomaaliya António Guterres, xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay in ay hey’addan dowliga ah mas’uuliyad ka saaran tahay xasiloonida Soomaaliya. “Xogheyaha guud waxaa uu si xoogan ugu howlan yahay sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka António Guterres oo Sheegay Inuu Magacaabayo Ergey Cusub António Guterres xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay inuu Soomaaliya usoo magacaabayo ergey cusub, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal uu soo saaray ku-xigeenka afhayeenkiisa Farhan Haq. Qoraalka waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Haysom Weli Waa Ergeygeenna Soomaaliya, Waana Sii-shaqeynayaa Afhayeen u hadlay UN-ka oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay Nicholas Haysom uu weli yahay ergeygooda Soomaaliya, isaga oo sidaasi ahna uu ka hadlay golaha ammaanka, wuxuu intaas raaciyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ilhan Cumar Oo La Dhaariyey, Maxay Ka Dhigantahay? Ilhan Cumar oo gabar asal ahaan Soomaali ah, Muslim ah ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubinimada Aqalka Congresska dalka Maraykanka. Ilhan oo ka tirsan xisbiga dimoqoraadiga ayaa ah Soomaali,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Afrika Oo Maanta Fariisaneysa Golaha Aammaanka Iyo Haysom Oo Is Difaacaya Dalka Koonfur Afrika ayaa maanta lagu wadaa inuu si rasmi ah ugu fariisto kursiga xubnaha aan joogtada aheyn ee golaha ammaanka qaramada midoobey kadib markii loo doortay 1-dii Janaayo 2019-kii,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Sidee Ayeey u Arkaan Go’aankii DFS Ee Haysom? Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sidey u arkaan go’aanka ay dowladda federaalka ku erisay wakiilkii Qaramada Midoobay. Qaarkood dadkan oo la hadlay Goobjoog waxay sheegeen iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nac-nac “Somaliland Raali Kama Ahan In La Eryo Haysom” (Dhageyso) Somaliland ayaa kasoo horjeesatay go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku ceyrisay Wakiilkii QM ee Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay xafiiska wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in aysan ku qnacin…