1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Goodax “Hala Joojiyo Dagaal Beeleedyada” (Dhageyso) Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/laahi Goodax Barre ayaa nabad ugu baaqay beelaha xilligan ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan. Waxa uu wasiirka sheegay iney ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 17 Qof Oo Lagu Dilay Bartamaha Mali Ugu yaraan 17 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay tuulo ku taalo bartamaha dalka Mali, sidaasi waxaa sheegay Radio France International (RFI). Dadka dhintay waxaa ku jiray haween iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah ee Soomaaliya Oo Shaqo Joojin Ku Sameysay Ergeyga Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay goordhow waxaa ay shaqo joojin ku sameysay ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya Haysom. Arrintan ayaa timid 24 saac kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Ku Dhawaaqday Xisbi Siyaasadeed Ururka ONLF ayaa maanta ku dhawaaqay inay sameysteen xisbi siyaasadeedoo ka qeyb geli doono doorashada Dowlad Deegaanka Soomaalida isla markaasna ka dhex muuqanayaa siyaasadda dalka Itoobiya. Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Sano Kadib, Akhriso Khudabaddii Iyo Ballamihii Murashax Cabdiwali Gaas uu Ka hor Akhriyey Baarlamaanka Puntland Maalmahan oo kale, gaar ahaan 07/01/ 2014-kii, Cabdiweli Gaas oo murashax ahaa ayaa hortagay baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, isaga oo codsaday in lagu aamino talada maamulkiisi si uu wax uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Madaxweynaha Puntland u Dooran Doonaan… Xildhibaan C/raxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah mudanayaasha cusub ee baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay cidda ay madaxweynaha maamulkaasi u dooran doonaan. Xildhibaanka oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Laga Dalbaday Faah Faahinta Xarigga Roobow Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa wuxuu dowladda federaalka Soomaaliya ka dalbaday in sida degdeg ah ay sharaxaad buuxdo uga bixiso xarigii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2019 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha ayaa ku bogaadiyey Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Cusub Ee Puntland Waxaa galabta Garoowe, Puntland lagu shaaciyey magacyada xildhibaannada la soo xulay ee Puntland, waa 66 xildhibaan kuwaas oo 8da Janaayo dooran-doona madaxweynaha Haddaba halkan ka akhriso:
9 daqiiqo Sheeko:Dalka 2018: Isbedello Waa Weyn Iyo Xasarado Siyaasadeed Ee Hareeyey Dowladnimada Soomaaliya! Sanadkan dhammaadka ah ee 2018-ka, waxaa dadweyanaha Soomaaliyeed ku dul hogtay qalalaase siyaasadeed oo u dhaxeeya hoggaanka dowladda dhexe, dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah, qalalaasahaas waxaa uu…