3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasarado galay Todobaadkii 2aad Oo Ka Socda Suudaan, Akhriso Xaaladda Ardeyda Soomaaliyeed Wadanka Suudaanka asbuucii labaad waxaa ka socda qalalaaso iyo dibad-baxyo ku fiday gobaladda wadanka kaas oo ka dhashay maciishada iyo shidaalka oo sare ku kacay, muwadiniinta wadanka iyo gawaarida ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Magacaabis Sameeyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu sameeyay magacaabis iyo dad uu xil ka qaaday. Maxamed Cabdi Gurxan ayaa loo magacaabay agaasimaha wasaaradda maaliyadda, agaasimaha wasaaradda cadaaladda isna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal Ka Socda Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgal ballaaran ka wadaan guud ahaan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wariyaheena Muuse Cabaas ayaa soo sheegaya in ciidamada ay baarayaan guryaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda oo Ansixisay Hindise Sharciyeedka Maamulka Dakhliga Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo axaddii yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay sannadka 2018, ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka dakhliga oo ay golaha usoo gudbisay wasaaradda maaliyadda dalka. Kulanka golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ku Barakacay Degmada Luuq Oo Ka Cabanaya Xaalad Dhanka Nolosha Ah In ka badan ilaa Boqol qoys ayaa ka barakacay dagaallo ka dhacay Tuulada Bohol Bashiir oo ka tirsan degmada Luuq ee Gobolka Gedo, kuwaasi oo lasoo sheegayo in ay soo wajahday xaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Intii Aan Jirnay Dowladda Ayaa Dagaal Nagu Waddey, Wixii aan Qabanana Feer iyo Haraati Baan ku Qabaneynay Axmed Geelle Xaaf, madaxweynaha Galmudug oo shir jaraa’id qabtay sabtidii ayaa sheegay inuu ka xunyahay dagaalka ka socda agagaarka Maxaas, isaga oo soo-jeediyey in xabad $1 joogta aanu dhimman wiil…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiinta DFS Oo Laga Mamnuucay Deegaannada Puntland Maamulka Puntland ayaa goor dhow sheegay in deegaannada maamulkaasi laga mamnuucay mas’uuliyiinta dowladda federaalka sida wasiirada, agaasimayaasha, saraakiisha ciidamada iyo howlwadeennada Villa Soomaaliya inta ay socoto doorashada Puntland iyo isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog Uruurin: Obama iyo Michelle waa Labbada Loogu Qadarin Badanyahay Mareykanka Xog uruurin cusub oo ay qaadey Gallup, Michelle Obama ayaa noqotay haweeneyda loogu qadarin badanyahay Mareykanka iyada meesha ka saartay Hillary Clinton oo aheyd 17-kii sano lasoo dhaafay, 2-aad waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kutladda Badbaado Qaran Oo Ka Hor Timid Magacaabista Farmaajo Ee Garsoorayaasha Maxkamadda Sare War murtiyeed maanta ay soo saareen Kutladda Badbaado Qaran ayey uga hor yimaadeen magacaabista madaxweyne Farmaajo ee garsoorayaasha cusub ee maxkamadda sare. Kutladdan oo ay ku mideysanyihiin axsaab badan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digey u Safarka Soomaaliya Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay soo booqdaan Soomaaliya, tani waa digniis cusub oo badashay mid hore oo soo baxday June 15, 2012, waxaana la gaarsiiyey Level…