1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqsi Al-shabaab Ka Tirsanaa 10 Sano Oo Isku Dhiibay Jubbaland Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Cali Xasan Cabdallah oo muddo 10 sano ah ay sheegeen inuu ka mid ahaa dagaalyahannada Al-shabaab. Cali Xasan Cabdallahi waxa ayAl-shabaab u yaqaaneen Cali Muhaajir, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA Oo Sheegtay Iney Qabatay Xubin Ka Tirsan Daacish Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen shaqsi ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dagaal Beeleed Ka Dhacay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka dhacay deegaanka Gololey oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, waxaana ka dhashay khasaare kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Halkee Ayeey Ku Dambeeyaan Xubnihii Al-shabaab Looga Qabtay Dagaallada Puntland? Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, C/xakiin Claahi Camey ayaa ka hadlay halka ay ku dambeeyaan xubno ka mid ah Al-shabaab oo ciidamada maamulkaasi ku qabteen deegaanno ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Geerida Amiir Dhalaal Kadib, Akhriso Dimoqoraadiyeynta uu La rabay Boqortooyada Sacuudiga Waxaa ku geeriyooday da’da 87 da Amiir Dhalaal Bin Cabdi Casis Aala-Sacuud, waa wiilkii 18aad ee aasaasaha Sacuudiga Boqor Cabdi Casis Aala-Sacuud. 1931-dii ayuu ku dhashay Dhaa’if, 1952 waxaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Netanyahu Waa Hoggaamiyaha “Dowlad Argigixiso ah” Maalmahan waxaa dib u soo cusboonaaday erayada kulul oo ay isdhaafsanayeen madaxweynaha Turkiga Erdogan iyo ra’isul wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu. Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlayey Yuhuudda ayaa waxaa uu yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhaliil Loo Jeediyey Maamulka Gaas Mid kamid ah musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimo maamulka Puntland ayaa ku dhaliilay xukuumadda Gaas ee waqtigeeda dhammanaayo in aysan waxba ka qaban dhaqaalaha maamulkaas. Daahir Mire Jabriil oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Ka Tacsi Ka Dirtey Geerida Cawil Daahir Salaad Midowga suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, waxa uu ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid weriye Cawail Daahir Salaad oo Muqdisho ku geeriyooday maalinti shalay. Dhimashada Cawil Daahir Salaad waxa uu qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cawil Daahir Salaad Oo Geeriyoodey Wariye Cawil Daahir Salaad iyo Saddex kale oo ka mid ah shaqaalaha Universal Tv ayaa u dhintey Qaraxii Koowaad ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Wararka aan helnay ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay in halkaasi khasaare uu ka dhashay, balase…