1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Musharraxiinta u Taagan Xilka Madaxweynaha Puntland Oo Olole Ballaaran Ka Wada Garoowe Musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Puntland ayaa waxay olole aad u ballaaran ay xilligaan ka wadaan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Waxaa magaaladaasi gaaray musharraxiin aad u badan, iyadoo musharrax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Shaaciyey Musharraxnimadiisa Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa markiisa Labaad isku soo taagay qabashada xilka madaxtinimo ee maamulkaasi. Munaasabad uu maanta ku qabsaday Gaas, magaalada Garoowe ayuu ku sheegay in xilkan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskaashatada Kaluumeysatada Ee Muqadisho Oo Walaac Ka Keenay Heshiiska lala Galay Shiinaha Iskaashatada Kaluumeysatada ee Muqadisho ayaa sheegay inay walaac ka qabaan heshiiskii dowladda Soomaliya ku bixisay shatiga Kaluumaysi ee shirkada Shiinaha laga leeyahay. Dowladda Soomaaliya iyo shirkad kaluumeysi oo laga leeyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Airways Oo Maanta Duulimaad Ka Bilaabeysa Muqdisho Diyaaradda National Carrier ee Kenya Airways ayaa ugu dambeyntii waxaa ay maanta duulimaad toos ah ka bilaabeysaa gooramada min Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) ilaa Aden Adde International Airport. Duulimaadkan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Dalka Ka Mamnuucday Hay’adda Sahan Research Wasaaradda amniga gudaha ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay gabi ahaanba shaqooyinkii dalka ka haysay lagaga joojiyey hay’adda Sahan Research oo ka shaqeynaysay Soomaaliya, taasi oo howlaheeda ahayd cilmi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Buuxiyey Booskii Uu Iska Casiley C/fitaax Geesey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyenta. Xilka waxaa loo magacaabay Cabdi Aadan Hoosow, sida lagu xusay wareegto uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 16 Bil Kadib Dhiibistiisa: Qalbi-dhagax Iyo Wasiirrada Guuleed Iyo Xoosh Weriyaha Goobjoog News ee ka qeyb-galaya madasha Heritage ee Djibouti ayaa soo diray sawirka Cabdikarim Qalbi-dhagax oo dhexda ka fadhiya ra’isul wasaaraha ku-xigeenka dowladda federaalka ah Mahdi Guuleed iyo wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Muqdisho Oo Lugeynaya Iyo Ciidamada Oo… Waxaa saaka xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo dadka ku soo tooseen ciidamo meel walbo daadsan. Waddooyinka xiran waa kuwii hal-bowlaha u ahaa ganacsiga iyo isu socodka magaalada, dadweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Banaadir Oo Dambi Ku Weysay Wasiir Ku-xigeenkii Arrimaha Dibadda Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa shalay dhageysatay dacwada loo heysto Muqtaar Mahad Daa’uud, wasiir ku-xigeenkii arrimaha dibadda Soomaaliya kaasi oo dhowaan lagu soo eedeeyay inuu ku kacay arrimo la xiriira ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Howlaha Guud Oo Isku Casilay Sababo Ay Ku Jiraan Faraggelinta Dowladda Ee Koonfur Galbeed Wasiirka howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyenta xukuumadda federaalka ah Xildhibaan Cabdifitaax Ibraahim Geesey ayaa maanta is-casilay isaga oo u sababeeyey faragelinta ay dowladda federaalka ah ku heyso maamulka uu ka…