1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaallo Ka Socda Hiiraan Oo Kordhay Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaal beeleed ka socda deegaanka Dudun Cad ee hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Maxamed Cabdi Cawaale, guddoomiyaha degmada Maxaas oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Lagu Eedeeyey Ka Bixitaankiisa Suuriya Maamulka Trump ayaa lagu eedeeyey go’aanka ah iney ka baxayaan dalka Suuriya, iyaga oo sabab uga dhigay inay jabiyeen ururka Daacish, arrintan waxaa walaac ka keenay dalalka daneeya arrimaha dalkaasi.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 75-sano Kadib, Akhriso Taariikhda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 75-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii. Ciidanka Booliiska waxaa uu jiray Taariikhdaas ka hor sida uu Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Madaxweynaha La Doortay Ee Koonfur Galbeed Cabdi Casis (Lafta-Green) Cabdi Casis Xasan Maxamed(Lafta-Green), Waxaa lagu tiriyaa murashaxa xukuumadda federaalka ah, isaga oo dhowr jeer iska casilay jagooyin muhiim ah. Cabdi Caziz Lafta-gareen, waxaa uu bartay culuum kala duwan sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxii La Saadaalinayey Ee Lafta Gareen Oo Ku Guuleystay Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Guddiga doorashada koonfur galbeed ayaa ku dhawaaqay in Cabdacasiis Xasan Maxamed Lafata gareen uu u guuleystay madaxtinnimada koonfur galbeed . Tartanka oo ku soo gabagaboobey wareegga koobaan waxaa loo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Hoolka Doorashada Koonfur Galbeed oo Diyaar Ah Waxaa saaka la hardhay hoolka doorashada koonfur galbeed Soomaaliya halkaas oo laga wado inay ka dhaco doorasho muran badan dhalisay. Weriyaha Goobjoog News oo xarunta ku sugan ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Howlgallo Isbaaro Qaadis Ah Oo Ka Socda Duleedka B/weyne Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa weli waxa ay howlgallo ballaaran oo isbaarooyin lagu qaadayo ka wadaan deegaanno duleedka ka ah magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan. Ciidamada waxa ay isku dhaceen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Dowladda Aanay Arrimaha K/galbeed Kala Tashan Xildhibaannada Iyo Wasiirada Halkaasi Kasoo Jeeda Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda ugu sarreysa dalka aysan cidna kala tashan arrimaha K/galbeed, islamarkaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha K/galbeed Oo Maanta La Dooranayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha ee dowlad goboleedka K/galbeed. Doorashadan waxaa u taagan Shan musharrax, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Mareykanka Oo $900 million Ku Bixin-doona Banii’aadnimada, Waxbarashada iyo Dowlad wanaagga Dowladda Mareykanka oo sheegtay in joogitaankeedda Muqdisho ay ballaarisay wixii ka dambeeyey December 2, 2018ka ayaa maanta ku dhawaaqday in ay ku bixineyso maal-gelinta Soomaaliya lacag dhan $900 million. Qoraal…