1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Roobow Uma Tartamayo Doorashada 19-ka Bishan Guddiga doorashada koonfur galbeed oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in Mukhtaar Roobow aanu u tartameyn doorashada madaxtinnimada koonfur galbeed ee 19-ka Bishan ka dhici-doonta magaalada Baydhabo. Guddiga ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Akhriso Magacyada Murashaxiinta Maanta Ka Hor Khudbeynaya Baarlamaanka Koonfur Galbeed Sida ku qoran jadwalka doorashada koonfur galbeed ee Soomaaliya waxaa lagu wadaa maanta in ay khudbado jeediyaan ilaa 3 murashax. Murashaxiinta khudbadaha ku qoran ayaa kala ah: Aadan Maxamed Nuur(Saransoor),…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Baaq Kasoo Saaray Xasilooni Darada Koonfur Galbeed Iyo Dagaallo Dhex-maraya Soomaalida Iyo Oromada Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare oo maanta kulan 9aad Kalfadhiga 4aad ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xasilooni darada ka taagay koonfur galbeed ayaa baaq ka soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-saxaafadeedka: Goobjoog Oo Somaliland Ka Dalbatay Sii-deynta Weriyaheeda Ku Xidhan Burco Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa qoraal ay ka soo saartay xariga weriyaga Goobjoog TV ee Burco Xasan Xandulle ku sheegtay in ay ka wal-walsantahay xaaladda weriyaha iyada oo ugu baaqday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Togdheer Oo Xukuntay Weriye Ka Tirsan Goobjoog Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa maanta weriya Xasan Xandulle u dirtay 7 maalmood oo xabsi ku hayn ah, waxaana loo gudbiyay jeelka wayn ee Burco. Wariyaha Goobjoog ee Burco waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo La Hadashay Shacabka Baydhabo Maamulka K/galbeed ayaa fariin nabadeed u direy shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kuwaasi oo aad uga gadooday xariggii dowladda dhexe ee Mukhtaar Roobow. Nuuradiin Gacma, Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Dhacdooyinka Koonfur Galbeed, Soomaaliya Dalalka iyo hey’adaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay arrimaha ka taagan koonfur galbeed ee Soomaaliya, iyaga oo ka tacsiyeeyey xildhibaankii ku dhintay Baydhabo, waxaa ay dhaleeceeyey fal kasta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-murtiyeedka: Farmaajo iyo Afwerki Oo Ku Heshiiyey Ka Hortagga Xogaha Siyaasadeysan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki, oo kulamo kulahaa Muqdisho (13-kii ilaa 14-kii bisha Diseembar, 2018) ayaa la sheegayaa iney isku afgarteen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Weriyaha Goobjoog Ee Burco Oo La Xiray Ciidamada booliska Somaliland ayaa waxaa ay xalay xabsiga u taxaabeen weriyihii Goobjoog Media Group ee magaalada Burco Xasan Xandulle. Xasan ayaa maalin ka hor intii aan la xidhin waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Doorashada Waxaa Ay Dhaceysaa 19-ka December Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyaga oo go’aamiyey in doorashada madaxtinnimada dhaceyso 19-ka December 2018. Arrintan waxaa ay imaaneysaa kadib markii la xiray…