2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Kulanka Madaxda Geeska Afrika Waa Dhacayaa, Laakin Maanta Ma Aha Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay inuu jiro qorshaha safarta ay Muqdisho ku imaanayaan ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki si loo sii wado arrimaha iskaashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweynaha Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed” (Muuqaal) Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ee ay keeneen xildhibaanno ka mid ah golah shacabka. Waxa uu sheegay in marka hore loo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Kalluumeysiga Oo Bixiyey Shatiyo, Akhriso Dalka La Siiyey Iyo Qaabka Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdillahi Bidhan Warsame ayaa bixiyey shatiyo kalluumeysiga Soomaaliya. Shatiyada oo la siiyey iskaashatada COFA ee dalka Shiinaha waa ilaa 31 (Shati), waxaa ay noqonayaan kuwii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed Iyo Isias Afawarki Oo Maanta Laga Filayo Muqdisho Hoggaamiyeyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa la filayaa in maanta ay soo gaaran magaalada Muqdisho xilli madaxweyne Farmaajo mooshin looga keenay heshiisyada uu la galay Abiy Axmed iyo Isias Afawarki. ilo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed Iyo Isias Afawarki Oo Kusoo Wajahan Muqdisho Hoggaamiyeyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa la sheegayaa in saacadaha soo socda ay soo gaari-doonaan magaalada Muqdisho. ilo xog-ogaal ah ayaa Goobjoog News u xaqiijyey in berri subax ay Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dastuurka Soomaaliya Iyo Laalidda Awoodaha Madaxweynaha Xildhibaannadii golaha shacabka ee 9-kii bishan keenay mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta ku celiyey in sidiisii u jiro mooshinka, iyaga oo madaxweynaha u soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyeyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Kulan Ku Leh Muqdisho Guddoomiyeyaasha Labada aqalka ee baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Senator-ada aqalka sare ayaa kulan ku leh magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa ka dhacaya hoyga guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Dhageysiga Dacwad u Dhaxeysa Gaas Iyo Camey Oo Socota Maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta qaadeysa dacwad maamul oo u dhexeysa madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, dacwadaaas oo ka dhalatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Yaan Laga Laaban Mooshinka Laga Keenay Farmaajo” (Dhageyso) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa xildhibaannada ka keenay mooshinka madaxweyne Farmaajo ugu baaqay iney ku adkeystaan mooshinkooda oo aanay ka laaban. Wuxuu sheegay in xildhibaannada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dastuurkii Hore Iyo Qaadista Dacwooyinka Dembiyada Liddiga Ku Ah Madaxweynaha Sida ku qoran dastuurka KMG ah ee 2012-kii, qodobka 92aad ee maxkamadeynta iyo maamuus ka qaadista madaxweynaha, haddii lagu eedeeyo khiyaano-qaran, arrimo xadgudub ku ah Dastuurka ama sharciyada kale ee…