1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Shacabka Sidey u Arkaan Mooshinka Laga Keenay Farmaajo (Dhageyso) Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtey mooshinka ay xildhibaannada golaha shacabka qaarkood ka keeneen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Qaar ka…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobbada Dastuuriga Ah Ee Lagu Eedeeyey Farmaajo Inuu Ku Xad Gudbey Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee axaddii shalay uu qabtay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa xildhibaannada mooshinka keenay waxaa ay xuseen qodobbo dastuurka federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Soo Dhoweeyey Mooshinka Xil Ka Qaadista Farmaajo Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey mooshinka ka dhanka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Qoraal ay soo saareen, oo arrintan ku saabsan waxaa uu u qornaa: Golaha Iskaashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Bixiyey Amarro Ka Dhan Ah Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta bixiyey amar cusub oo ka dhan ah dagaalyahannada Al-shabaab. Daahir Aadan Cilmo oo ah taliyaha ciidanka xoogga dalka oo warbaahinta kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagax-dhig Kadib, Goorta La furayo Matxafka Qaranka Oo La Shaaciyey Waxaa maanta dhagax dhig lagu sammeeyey madxafka qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu dhisayo Barnaamijka isxilqaan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Lagu Eedeeyey Inuu Qalqal Siyaasadeed Ka Abuuray Deegaannada Puntland Mid kamid ah musharrixiinta Puntland ayaa sheegay in madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali Gaas uu qalqal siyaasadeed ka abuuray degaannada maamulkaasi. Faarax Cali Shire oo kamid ah Musharixiinta u taagan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka “Guddoomiye Mursal Wuu Ku Saxan Yahay Go’aankiisa” Sidaasi Waxaa Yiri… Mid kamid ah sharciyaqaanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa ayaa soo dhoweeyay go’aanka guddomiyaha golaha shacabka ee ahaa in ay sii shaqeeyaan guddiga miisaaniyadda golahaas. Sharci yaqaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqalka Sare Oo Madaxda Jubbaland Ku Qanciyey Xal Ka Gaarista Khilaafka DFS Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, C/xaashi C/laahi C/laahi iyo xubnaha uu hoggaaminayo ee gaaray Kismaayo ayaa ku guuleystay in maamulka Jubbaland lagu qanciyey xal ka gaarista khilaafka DFS.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Guddoomiyaha Hiiraan Iyo Ku Xigeenkiisa Dhanka Amniga Waxaa soo shaac baxay khilaaf soo kala dhex galay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo sidoo kale ku xigeenkiisa dhanka ammaanka C/raxiin Muxummad Taakooy. Guddoomiye Taakoy ayaa warbaahinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed Oo Casuummey Xulafadii Kale, Geelle Iyo Al-bashiir Wafdi ay horkacayaan madaxweyneyaasha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa gaaray magaalada Jimmi ee Ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya, waxaa halkaas ku soo dhoweeyey ra’isul wasaare Abiy Axmed…