1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Laga Bixiyey Abaar Mar Kale Ku Dhufato Soomaaliya Hay’d lagu magacaabo Act Alliance una doodda xuquuqda arrimaha bini;aadannimada ayaa ka digtey abaar mar kale ku dhufato Soomaaliya. Waxa ay hay’adda sheegtay in xilligan Soomaaliya ay u baahan tahay gurmad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Axmed Madoobe Oo Sheegay In Dalka Uu Ku Jiro Xaalad Adag Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dalka maanta uu marayo xaalad adag oo u baahan in wax laga qabto. Xaaladda uu maanta dalka ku jiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Ka Socda Magaalada Kismaayo, J/hoose Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in si habsami leh u socdaan kulamada u dhaxeeya dowlad goboleedka Jubbaland iyo sidoo kale xubnaha uu hoggaaminayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Diiday Qaraar Ka Dhan Ah Xamaas Jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa ayaa iska diiday qaraar uu hormuud ka ahaa Mareykanka kaas oo lagu hor istaagayey sawaariikhda ay Xamaas u rido dhanka Isr’ail. Cod loo qaaday waxaa tageeray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoogga Dalka: Taliye iyo Ku-xigeenkiisa Oo Ku Dhintay Qarax Taliyihii ciidanka xoogga dalka qeybta 12-ka April Gen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Cali Jamaame ayaa goordhow lagu dilay qarax miino. Qarax ayaa lala beegsaday kolonyo ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeisa: Shirweynaha Dhaqdhaqaaqa Haweenka Somaliland, Akhriso Ujeedka Iyo Hiigsiga Shirweynaha dhaqdhaqaaqa haweenka Somaliland ayaa arbacadii waxaa uu ka furmay magaalada Hargeisa, shirkan ayey haweenka ku soo bandhigeen doonistooda la xiriirta xuquuq badan oo ay tabanayaan oo ay ugu horeyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Soomaali Laga Soo Celiyey Yemen Oo Cabasho Ka Ah UNHCR Qaar ka mid ah dadkii Soomaaliyeed ee laga keenay dalka Yemen ayaa cabasho ka muujiyey Hay’adda UNHCR, kadib markii ay sheegeen iney ballamo uga baxday. Dadkan oo soo booqday Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kulamo Looga Arrinsanayo Dhismaha Dhismaha Goleyaasha Deegaanka Oo Ka Socda Jowhar Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa waxay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka waddaa kulamo looga arrinsanayo sidii loo soo dhisi lahaa goleyaasha deegaanka. Degmooyinka gobolka Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Walwal Siyaasadeed Oo Ka Jira Magaalada Baydhabo (Dhageyso) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka jira qalqal dhanka siyaasadda ah, iyadoo bilihii ugu dambeeyey magaaladaasi ay ka taagneyd xaalad kacsanaan oo dhanka siyaasadda ah. 19-ka bishan ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: DFS Iyo Hirshabelle Oo Loogu Baaqay Furista Waddooyinka Gala Buulo-burde, Hiiraan Xildhibaan Maxamed Colaad Cabdi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa ka hadlay xaaladda degmada Buul-burde ee gobolka Hiiraan, kadib booqasho uu ku tagey degmadaasi. Wuxuu tilmaamay…