1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka. Guddigan ayaa sidoo kale ansixin doona xildhibaannada, iyagoona xalinaya wixii tabasho ah ee arrimaha doorashooyinka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Cadaaladda: Guddiga La Dagaalanka Musuqa Lama Dhisi Karo Iyadoo… Wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aan la dhisi karin guddiga la dagaalanka Musuq Maasuqa iyadoo aan la meelmarin sharciga la dagaalanka Musuqa. Hadalkaan waxaa sheegay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Guddiga Xallinta Khilaafaadka Ee Doorashada Wakiillada Puntland Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee magacaabista golaha wakiillada Puntland. Haddaba Halkan Ka Akhriso, Magacyada Guddiga:
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Shirkadaha Shidaal Baarista ee Xiisaynaya Badda Soomaaliya Astaamo badan ayaa muujinaya in shidaal badda Soomaaliya(Indian Ocean) inuu ku jiro. Astaamahaas waxaa ka mid ah badda sal keeda inuu ka soo siimoobo (seepage), uuna ka soo burqado asagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Nus Qarni Kadib Ka Baxeysa Ururka OPEC Dalka Qatar ayaa maanta oo isniin ah sheegay iney isaga baxayaan ururka dalalka shidaalka soo saara ee OPEC, maalmo kadib kulan dhex maray shirkadda iyo xulafadeeda. Isaga oo shir jaraa’id…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaabka Jigjiga Loogu Soo Dhoweeyey Hoggaanka ONLF Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha ONLF ayaa axaddii soo gaaray magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka Itoobiya. Wafdiga waxaa ka mid ahaa: Guddoomiyaha ONLF Admiral Maxamed Cusmaan, xogheyaha guud ee ururka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyaha ONLF: Halgankan Waxaa Bilaabay Axmed Guray, Waana Gumeysi-diid Hoggamiyaha jabhahda ONLF, Admiral Maxamed Cumar, oo ka hadlayey xaflad soo dhoweyn ah oo loo sameeyey isaga iyo xubno la socady ayaa sheegay in halganka aanu hadda bilaaban isaga intaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha DDS: ONLF Waa Dad Ka Dhiidhiyey Dhibaatooyinka Shacabkooda Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cumar Muxumed oo ka hadlayey xaflad lagu soo dhoweynayey hoggaamiyaha jabhadda ONLF, Admiral Maxamed Cumar ayaa ammaanay jabhadda gobannimo-doonka ONLF isaga oo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda ONLF Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Jigjiga Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Jigjiga ee xrunta Somali State ay gaaraan hoggaanka jabhadda ONLF oo maalintii shalay ahayd lagu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdoğan Oo Sacuudiga Ka Dalbaday Iney Soo Dhiibaan Kuwii Dilay Jamaal Khashoggi Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Sacuudiga ka dalbaday iney soo dhibaan kooxdii dishay qoraaga Jamaal Khashoggi. Erdoğan oo hadlayey kadib shirka G20 ayaa sheegay in shirka aan arrimahaas looga…