3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hannaanka Wada-tashiyada Xeer-nidaamiyeyaasha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo la furay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u daah-furtay hannaanka wada-tashiga xeer-nidaamiyeyaasha isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka, iyadoo munaasabaddaasi ay ka soo qeyb galeen dhammaan dhinacyada ay khuseyso. Maareeyaha HIQ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Koonfur Galbeed Oo Mar Kale Dib u Dhacday Dib u dhac kale ayaa ku yimid doorashada madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaalia, oo horey dhowr mar dib loogu dhigay. Guddiga doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Geerida Bush Kadib, Akhriso Sida uu u Hoggaamiyey Howl-galkii UNITAF Ee “Rajo Soo Celinta” Soomaaliya George H.W. Bush, oo ahaa madaxweynihii 41aad ee Mareykanka inta u dhaxeysay January 20, 1989 – January 20, 1993 ayaa ku geeriyooday da’da 94 jirka. Bush-ka aabaha ah, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Safiirka Imaaraadka Iyo Ergeyga Qaramada Midoobey Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan Al Xammadi, oo ah safiirka dalka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya iyo ergeyga xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Haysom, ayaa ka wada hadlay sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Guddoomiyaha Hiiraan Iyo Wasiirka Maaliyadda Hirshabelle Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in haatan uu khilaaf ku aaddan dhanka maaliyadda uu ka taagan yahay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan. Khilaafkan ayaa ka dhaxeeya guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Madaxweyne Gaas Oo Ku Dhawaaqay Xilliga La Xulayo Golaha Wakiillada Iyo Doorashada Madaxweynaha Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa xeer ku soo saaray waqtiyada la soo gudbinaayo liiska wakiilada Puntland, xilliga ay tahay iney doortaan guddoonka iyo xataa doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa Qoraalka Madaxweyne…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Ka Hor Shirka London, Wax Ka Ogow Soma Oil and Gas iyo Qandaraaska Shidaalka Soomaaliya Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira xeebaha koonfurta Soomaaliya, shirka waxaa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaridka Somaliland: Lama Aqbali Karo Dib U Dhaca Doorashada Baarlamaanka Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Guddida doorashooyinka ku eedeeyay dib u dhaca markii shanaad ku yimid doorashada baarlamaanka iyo degaanka.…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka Ka Dhahay Kala Dirista Guddiyada?! Xeer Hoosaadka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa ku xusan in golaha uu dhisayo guddiyada(ayna ku jirin madaxda guddiyada), isla markaana waxaa uu qeexaa waajibaadka shaqo ee guddiyadaas, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Socda Degmada Buulo-burde Ee Hiiraan Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran oo aammaanka lagu sugayo waxa ay ka wadaan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Howlgalladan ayaa daba socda kadib markii shalay qaraxyo laga maqlay…