3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Ogow, Habraaca Ay Soomaaliya Ku soo Saari Karto Shidaal Dowladda federaalka ah waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira xeebaha koonfurta Soomaaliya, shirka waxaa uu ka dhici-doonaa London.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Macalimu: Xukuumadda Kheyre Waxaa ay Weriyeyaashii Ka Dhigtay Mid Loo Hanjabo Iyo Mid La Laaluusho Xogheyaha guud ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in uu jiro saxafi muddo todobaad ah u xiran dowladda oo aan maxkamad la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xoghaye Macalimow Oo Sheegay In Xukuumadda Kheyre Ay Caburiso Suxufiyiinta Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj Maxamed Ibraahim Macalimow oo Maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay xukuumadda federaalka Soomaaliya ay culeys badan saartay saxaafadda. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo 8 Maalin Gudaheed Booqanaya Dalkii 4aad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Nairobi, Kenya halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka dhaqaalaha badaha. Shirkan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa laga arrinsanayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Isbeddel-doonka Oo U Tanaasulay Abuu Mansuur Roobow Murashaxiintii Koonfur galbeed ee ku Midoobey isbeddel-doonka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay u tanaasuleen murashaxa Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Kooxdan waxaa ay adkeeyeen xuquuqda dastuuriga ee dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Murashaxiinta Koonfur Galbeed Oo Shahaado La Guddoonsiiyey Guddiga doorashada madaxtinnimada dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa maanta shahaadada tartanka guddoonsiiyey qaar ka mid ah murshaxiinta. Murashaxiinta la guddoonsiiyey waxaa ka mid ah: C/casiis Laftagareen, Ibarihim macalin Nuur, Aden…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Madaxweyne Caynkee Ah Ayeey u Baahan Tahay? Puntland waxaa ka socota diyaar garowgii ugu dambeeyey ee ku aadan doorashada madaxweyne oo la filayo iney dhacdo horraanta sanadka 2019. Waxaa magaalada Garoowe xarunta gobolka Nugaal gaaray musharraxiin badan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Dhanka Cirka Ah Oo Laga Fulinayo Deegaannada Al-shabaab Ka Joogaan Hirshabelle Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, qeybta 27-aad ayaa sheegay in meel gabagabo ah ay mareyso qorshe la doonayo in duqeyn dhanka cirka ah laga fuliyo meelaha ay Al-shabaab kaga sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Ciidamada Dowladda Federaalka Ah Oo Dhexda Loo Galay Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka ah oo dhexda loo galay agagaarka Ilbaq, oo u dhow magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaabka Ay Beyle Iyo Kooxdiisa Isaga Difaaceen Warbixintii Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka Wasiirka maaliyadda dowladda federaalka ah Cabdiraxmaan Beyle oo maanta hor yimid golaha shacabka ayaa difaacay nidaamka maaliyadeed ee wasaaraddiisa, isaga oo sheegay in wax walbo u socdaan sidii loogu talo-galay.…