2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Labada Dal Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga ayaa wada hadallo la Madaxweynaha dalka Talyaaniga Mudane Sergio Mattarella. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Saameynta Barahada Bulshada Ee Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta dalka ee mararka qaar hadallada adag isku weydaarsada baraha Bulshada. Waxa ay sheegeen qaarkood iney aad u niyad jabaan markii ay arkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ifiyey Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib u howlgeliyey nalalkii ku shaqeynayey cadceedda ee muddooyinkaan dambe densanaa. Mugdi badan ayaa markii hore laga dareemayey waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, sababtuna waxay ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaal Degayo Maanta oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waxaa loo dabaal degayaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyadoo sanad walba sidaan oo kale loogu dabaal dego. Macallinka oo ah hagaha bulshada, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh Oo Sheegay In Xilligaan Aan Itoobiya Lagula Midoobi Karin Siyaasadda Guddoomiyaha xisbiga midowga nabadda iyo horumarka(UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaga oo ku sugan magaalada Kismaayo, waxa uu sheegay in xilligan aanay suurtagal ahayn in Soomaaliya iyo Itoobiya ku midoobaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari Oo Ka Degay Baydhabo (SAWIRRO) Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka federaalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Xildhibaan Maxamed Jawaari oo deegaan doorashadiisu tahay Koonfur Galbeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Kulammadii Maanta Ee Guddoomiyaha Xisbiga UPD Guddoomiyaha xisbiga midowga nabadda iyo horumarka(UPD) Xasan Sheekh Maxamuud oo isniintii gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa maanta kulan la qaatay wasiirrada iyo xildhibaannada dowlad goboleedka Jubbaland. Qodobada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Amiirka Qatar Oo Wada Booqanaya Talyaaniga Isniintii shalay aheyd, dalka Talyaaniga waxaa booqasho rasmi ah ay uga wada bilaabatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Amiirka Qatar Tamiim Bin Xamad. Booqashadan oo ah markii ugu horeysay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudd. Maaliyadda Golaha Shacabka Oo Wasaaradda Maaliyadda Ku Eedeeyey Musuq Baahsan, Akhriso 10-kan Qodob Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee golaha shacabka waxaa uu wasaaradda maaliyadda ku eedeeyey wax is-daba marin, canshuur qaadista oo gaabis ah ayna wasaaraddu ku guul-dareysatay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imise Lacag Ayaa Maalintii Ku Baxda Ololaha Nadaafadda B/weyne? Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka bilaabatay olole nadaafadeed, waxaana howlahan ay ka socdaan dhammaan 4-ta xaafadood ee magaaladaasi. C/risaaq Cali, xoghaya dowladda hoose ee B/weyne ayaa wareysi…