2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle Oo Golaha Shacabka Hor-dhigay Miisaaniyadda 2019, Akhriso Faah-faahinteeda Golaha shacabka oo kulankooda maanta ay soo xaadireen ilaa 155 xildhibaan ayuu wasiirka maaliyadda ee JFS Cabdiraxmaan Beyle hor-dhigay miisaaniyadda 2019-ka. Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ayaa ugu horeyntii waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha cusub ee Maraykanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda Maraykanku u soo magcawday Soomaaliya Donald Yukio Yamamoto. Danjiraha Yamamoto ayaa madaxweyne Farmaajo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-muriyeedka Ay IGAD Kasoo Saartay Soomaaliya Iyo Koonfurta Suudaan Oo Dhameystiran Shirka 66aad ee aan caadiga aheyn ee urur goboleedka IGAD, kaas oo shalay November 16, 2018-kii lagu qabtay Adis Ababa, waxaa laga soo saaray 20 qodob oo la xiriiray hirgelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qoysaskii Ka Baracakay Dagaallada Sool Oo Gurmad u Baahan In ka badan 10 kun oo qoys kana barakacay colaadaha weli ka jira gobalka Sool ayaa ka cabanaya cunno la’aan iyo caafimaad darri. Qoysaskaas ayaa Goobjoog u sheegay in qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti Oo Eritrea La Aadeysa Maxkamadda Adduunka Ee ICJ Dalka Djibouti ayaa ka codsaday golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey inay ka taageeraan sidii loo xallin lahaa muran xuduudeedka kala dhaxeeya dalka Eritrea iyo inay dacwo ka furtaan maxkamadda cadliga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Noqotay Dalka 7aad Ee Ugu Barakacayaasha Badan Dunida Soomaaliya waa dalka 7aad ee ugu barakacayaasha badan dunida, waxaana la sheegayaa inay gudaha dalka ku barakaceen dad lagu qiyaasay 1.1 million. Si dadkaas baahidooda loo daboolo, waxaa ay wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashadii Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa maanta dib u dhigay doorashadii maamulkaasi oo lagu waday inay dhacdo 17-ka bishan. Guddiga ayaa sheegay inay doorashada madaxtinnimada ay dhici-doonto 28-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Sheegay In Farmaajo Aanu Awood u Laheyn Inuu Galo Iskaashi Goboleed Siyaasadeed Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey xiriirka dalalka geeska Afrika ayaa sheegay in isaga iyo Abiy Axmed ay ka wada hadleen sidii ay labada dal u yeelan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Wada B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Howlgalladan ayaa ah kuwo ay ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Eriteriya Iyo Gobolka Ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ee cunaqabateyntii saarneyd looga qaaday Eriteriya. Madaxweynaha ayaa sheegay in cunaqabateynta hubka ee saarneyd…