1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Codsaday In La Sugo Qoondada Haweenka Ee Baarlamaanka Cusub Madaxwaynaha Puntland ayaa Odayaasha soo Xulaya Xildhibaanada ka codsaday in qoonadada haweenka inay siiyaan Xildhibaannada soo socda. Dhanka kale wasiirka haweenka ayaa iyan ka hadashay qoondada haweenka ee aqalka wakiillada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Laga Mamnuucay Caweyska Iyo Xafladaha Fiidkii Kadib Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa shaaca ka qaaday awaamiir ay ka soo saartay Somaliland caweyska, fanka iyo xafladaha. Wasiirka oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay “waxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Meydka Gabar Dhallinyaro Ah Oo Laga Helay Baraawe, Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa helay Meydka gabar da’deeda lagu sheegay 28-sano jir, taasi oo laga helay mid ka mid ah xaafadaha magaaladaasi. Saraakiisha caafimaadka isbitaalka Baraawe ayaa xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Nugaal: Kheyre Hasoo Fuliyo Ballantii Uu Shacabka Ka Qaadey (Dhageyso) C/salaan Xirsi oo ah guddoomiyaha gobolka Nugaal ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada garoowe wuxuu sheegay in ra’iisul wasaare Kheyre uusan weli fulin ballanqaadyo uu u sameeyey shacabka gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Ammar La Siiyey Wasiirada Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ee maamulka K/galbeed. Kulankaan waxaa shir guddoominayey sii hayaha xilka madaxweynaha ee maamulkaasi ahna guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Iran iyo Kor u Kac Ku Yimid Badeecooyin Ay Ka iibiso Soomaaliya Iyo Dalal Kale Agaasimaha rugta ganacsiga iran ee Trade Promotion Organization (TPO) ee arrimaha Afrika iyo Carabta ayaa sheegay in waxyaabaha ay Iran u soo dhoofisay qaaradda Afrika ee March 21 to September…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka Bilaabeysa Muqdisho-Nairobi Diyaaradda Kenyan Airways ayaa duulimaadkeeda ku fidin doonta Geeska Afrika,waxayna howlgal duulimaad ah ka bilaabi doontaa Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho 15-ka bishan November 2018. Duulimaadyadu ayaa waxay u shaqeyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Degmada Shibis Oo Burburisay Xarun Caafimaad Oo Lagu Daweeyo Bukaannada Qaaxada iyo HIV/AIDS Maamulka degmada Shibis iyo midka gobolka Banaadir ayaa lagu eedeeyey inay burburiyeen xarun caafimaad oo lagu daweyn jirey dad ka badan 500 oo qof, kuwaas oo qaba xanuunnada Qaaxada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/dhexe: Beeraleyda Oo Bilaabay Tacabka Bariiska Beeraleyda magaalada Jowhar ee Shabeella Dhexe ayaa bilaabay tacabka bariiska ,kadib markii ay ka soo kabteen fatahaadaha Wabiga Shabelle ee magaladaas saameeyay. Waxa ay shegeen in aysan jirin cid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ber-bera Oo Ka Cabanaya Koronto La’aan Shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ayaa sheegay in ay cabasho xooggan ka yihiin Koronto la’aan baahsan oo ka jirta magaaladaasi. Waxa ay sheegeen in Koronta magaalada aysan isku haleyn wanaagsan…