1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shirka Amniga Maamul Goboleedyada Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Kismaayo Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu soo gabagabeeyo shirka amniga ee dowlad goboleedyada. Waxaa shirkan ka qeybgalaya wasaradaha amniga ee dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaxootiga Yemen: Yariisow Ayaa Naga Joojiyey Shaqo Nadaafadeed Oo Aan Haysannay Qaxootiga Yemen ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah iyo sidoo kale shaqo la’aan. Qaar ka mid ah qaxootigan oo la hadlay Goobjoog…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Soo Saaray Baaq Ku Aadan Faraggelinta Ay DF Ku Heyso Doorashada Koonfur Galbeed Aqoonyahanno ka kooban 24 xubnood ayaa soo saaray baaq ku aadan faraggelinta dowladda federaalka ah ku heyso doorashada koonfur galbeed. Qoraal ay aragtay Goobjoog News waxaa ku qornaa in isbadalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed: Sharif Xasan Oo Tanaasulay, Yaa Madaxweyne Ah? Wararka ka imaanaaya Baydhabo ayaa sheegaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan uu iscasilay, kana tanaasulay tartanka madaxtinnimada ee November 17 lagu waday inuu halkaasi ka dhaco. Kulanka uu isku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Modoobe: Hoggaanka Dowladda Federaalka, Hadduuna Ilaahey Ka Cabsaneyn, Ha Garto Taariikhda Waxay Ku Keeneyso Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta ka hadlayey shirka amniga ee dowlad goboleedyada ayaa ku eedeeyey dowladda dhexe faragelinta dowlad goboleedyada. Madaxweyne Axmed Madoobe oo arrintaas ka hadlayey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aabaha Gabar Macalimad Aheyd Ee Uu Askari dilay, Oo Cadaalad Raadinaya Qoyska reer Cabdiraxmaan Maxamud ayaa wajahay murugo iyo xanuun badan kadib markii isniintii ay gabadhooda Safiyo Cabdiraxmuud u geeriyootay xabado uu furay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhan Cumar Oo Taariikhda Gashay, Congress-ka Ayey Ku Biirtay Ilhan Cumar, oo Soomaaliya Amerikaan ah ayaa ku guuleysatay Congress-ka Mareykanka, waxaa laga doortay Minnesota, iyada oo noqotay mid ka mid ah labo gabdhood oo Muslim ah oo markii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Difaaca Turkiga Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro wasiirka difaaca dowladda Turkiga iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Waxaa wafdigan ka mid ah taliyaha ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Magaalada Baydhabo? Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka jira jahwareer siyaasadeed, iyadoo xalay illaa saq dhexe magaaladaasi ka soconayeen kulamo gaar gaar ah. Xubnihii ka haray guddiga doorashada ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Fallanqeyn Ku Saabsan Khilaafka Baydhabo Iyo Doorashada Proff: Mad Caliyoow Emad (Mad Kalaay) oo kamid ah aqoonyahanka magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa mar uu la hadlay Goobjoog FM waxaa aynu wax ak…