1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Iska Casilay Xukuumadda Kheyre Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) oo ahaa Wasiirka Tamarta iyo Biyaha DF ee Soomaaliya, kana mid ah xildhibaannada Soomaaliya ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay maantay magaalada Baydhabo waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Looga Digey Iney Farogeliso Doorashada Puntland Xildhibaan Hore Daahir C/qaadir Muuse ayaa uga digey dowladda dhexe iney farogelin ku sameyso doorashada la filayo iney ka dhacdo Puntland. Ugu horreyn waxa uu wareysigan kaga hadlay khilaafka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Welwel Ka Muujiyey Faro-gelin Lagu Sammeeyo Doorashada Dowlad Goboleedyada Guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka JFS oo maanta yeeshay kulanka 4aad, kalfadhiga 4aad ayaa baaq ka soo saarey doorashooyinka dowlad goboleedyada gaar ahaan tan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Tababaro La Siinayo Shaqaalaha Wasaaradaha Hirshabelle C/raxmaan C/laahi Macallin oo ah wasiirka qorsheynta ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney adaan qorshe ay ugu talogaleen in lagu tababaro shaqaalaha wasaaradaha ee maamulkaasi. Waxa uu sheegay in hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qabashada Araajida Musharraxiinta Madaxweynaha K/galbeed Oo Maanta La Bilaabayo Maanta oo Axad ah ayaa waxaa si rasmi ah uga bilaabaneysa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay qabashada araajida musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa la filayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Caan Ah Oo Ku Geeriyoodey Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho ku geeriyoodey wariye C/risaaq Aadan Qoslaaye oo ka mid ahaa wariyeyaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu magaca dheer. Qoslaaye ayaa la sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Axmed Fiqi: Xukuumadda Federaalka Ah Hala Timaado Qorshe Sanadeed Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo maanta ka hadlayey kulanka golaha shacabka ayaa codsaday in xukuumadda federaalka ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ay la timaado qorshe sanadeed la mid ah miisaaniyadda, si loogula xisaabtamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Guddi u Saarey Dhexdhexaadinta Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta kulankooda uga hadlay arrimo badan oo muhiim ahaa, Ajanadaha Maanta Waxaa uu Ahaa: Warbixinta Guddoomiyaha shirarkii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtey Sida Lagu Xalin Karo Khilaafka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida xilligan lagu xalin karo karo khilaafka ka dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. Dadkan qaarkood ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nicholas Haysom Oo Gaas Kala Hadlay Xalinta Khilaafka DFS Iyo Maamul Goboleedyada Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Waxa uu kulan la qaatay madaxweynaha dowlad…