1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada Kaxda Ee Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ahaa mid ammaanka lagu xaqiijinayey, waxaana horkacayey mas’uuliyiin sare oo maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shariif Xasan Oo La Kulmay Wakiillada UN Iyo AU Ee Soomaaliya Mas’uuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan arrimo badan looga hadlay kula yeeshay madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed Oo Shaqadii Ka Joojiyey Duqa B/weyne Iyo Mas’uuliyiin Kale Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shaqadii looga joojiyey duqa B/weyne Cali C/qaadir Faarax iyo mas’uuliyiin kale. Xubnaha kale ee shaqada laga joojiyey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Soomaaliya Waa Dalka Ugu Maamulka Xun Qaaradda Afrika, Daraasad Soomaaliya ayaa gashay kaalinta ugu dambeysa ee dalka 54aad ee qiyaas dowlad wanaagga ee loo sameeyey qaaradda Afrika, sidaasi waxaa lagu sheegay cilmi-baarista Mo Ibrahim 2018 Index of African Governance.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Hiiraan Oo Wax Ka Qabanaya Burburka Waddooyinka B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney wax ka qaban doonaan burburka waddooyinka magaalada B/weyne, kadib roobab xooggan oo ka da’ay magaaladaasi. Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo ah guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Cabdi Cali “DFS Haka Shaqeyso Midnimada K/galbeed” (Dhageyso) Suldaan Cabdi Cali oo ka mid ah waxgaradka K/galbeed, gaar ahaan kasoo jeeda gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay iney ka shaqeyso midnimada shacabka K/galbeed. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Cabsi Laga Qabo In Mar Kale Wabiga Shabeelle Uu Ku Fataho Baladweyne Guddoomiye xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa kaga hadlay saameyn ay nolosha magaalada Baladweyne ku yeesheen roobab maalmihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Daqare: Madaxweynaha Waxaa Ku Hareereysan Qurbejoog (Dhageyso) Aqoonyahan C/raxmaan C/laahi Dhubad (Daqare) ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu ku sheegay in madaxweyne Farmaajo ay ka maqan tahay talada aqoonyahanka. Waxa uu sheegay in madaxweynaha laga doonayey inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Malaaq Shiino “Farmaajo Iyo Kheyre Ayaa Farogelin Ku Haya Doorashada K/galbeed” Waxgaradka K/galbeed ayaa ku eedeeyey madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka in farogelin ku hayaan doorashada la filayo iney ka dhacdo Baydhabo. Malaaq Cali C/raxmaan oo ka mid ah waxgaradkan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad: Qaar Ka Mid Safaaradaheenna 9 Bil Mushaar Ma Qaadan!! Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda federaalka Axmed Ciise Cawad oo shalay isniintii hortagay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay in qaar ka tirsan shaqaalaha safaarada Soomaalida ee dibadda aaney…