2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad: Abiy Axmed Wuxuu yiri, Farmaajo Ayaa iiga Muhiimsan Madaxweynaha Mareykanka Trump Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda federaalka Axmed Ciise Cawad oo shalay isniintii hortagay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay sida uu u xoogeystay xiriirka Soomaaliya iyo dalalka dariska. Cawad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Duulimaadkii Oo Hakad Ku Jira Waxaa hakad galay howlihii shaqo ee garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii ay galeen biyo badan, roobab ka da’ay magaaladaasi. Saraakiil ku sugan Garoonkan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xukuumadda Federaalka Ah Oo Ansixisay Miisaanadda 2019-ka Oo Dhan US$340 Milyan Golaha wasiirrada ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2019 oo dhan US$ 340,060149 (Sedax Boqol iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Nicholas Haysom Iyo Madeira Oo La Kulmay Axmed Madoobe Wakiilka cusub ee xoghayaha guud Qaramada Midoobay Nicholas Haysom iyo dhiggiisa midowga Afrika Ambassador Francisco Madeira ayaa waxa uu haatan kulan kula leeyihiin magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bloomberg: Somaliland Oo Tartan Kula Galeysa Djibouti Dhoofinta Gaaska Dabiiciga Ah Ee Itoobiya Somaliland ayaa sheegtay inay tartan kula galeyso dalka Djibouti sidii dekadda Berbera looga dhoofin lahaa gaas-ka dabiiciga ah ee laga soo saarayo dhulka Soomaalida Itoobiya, Dalabka Somaliland waxaa uu imaanayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Farmaajo Iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Ee Qatar?! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu Muqdisho kula kulmay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Sultan bin Sacad Al Muraikhi. Sultan bin Sacad Al Muraikhi, waxaa uu ugu horreyntii soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraatka oo Hawada Sare u Diray Dayax Gacmeedkii Ugu Horreeyay ee ay Carabi Sameyso Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dalka Japan ka diray dayax gacmeedkii ugu horreeyay ee ay Carabi sameyso, waxaa laga tuuray gantaalka (H-IIA) ee dalka Japan. KhalifaSat, ayaa loo aqoonsan yahay inuu yahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Oo Ogaatay Sababta Ay Dowladda Turkiga Uga Baaqatay Shirkii OIC Ee Muqdisho Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa ka baaqday shirkii shalay sabtidii ka dhacay Muqdisho ee ay yeesheen kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka iskaashiga Islaamka(OIC) sabab lagu sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Ka Aragti Dhiibtey Shirkii Kusoo Dhammaaday Garoowe Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka aragti dhiibtey shirkii 25-kii bishan magaaladaasi ugu soo dhammaaday madaxda dowlad goboleedyada. Inta badan shacabkan oo la hadalay Goobjoog waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Mar Kale Shir Isugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa shir loogu yeeray madaxda dowlad goboleedyada. Waxaa qoraalkan lagu sheegay in dowladda ay ka garaabeyso tabashada dowlad…