2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Japan oo Baadigoob Ugu Jira Jasiirad Ka Luntay! Ciidanka xeebaha dalka Japan ayaa baadigoob xooggan ugu jira raadinta jasiirad ku luntay ag-agaarka xeebaha waqooyi, kadib markii ay qarsoontay iyadoo aaney cidina dareemin, arrintan oo keenaysa isbedel ku yimaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari Oo 6 Bil Kadib Soo Xaadiray Kulanka Golaha Shacabka Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta ka soo qeyb-galay kulanka golaha shacabka. Xildhibaan Cabdi Shire cayaarjecel oo kulanka ka hadlay ayaa soo dhoweeyey isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Waxuu Caqabad Ku Yahay Horumarka, Ergeyga QM Nicholas Haysom oo haatan ku jira socdaalka wada hadallo lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ayaa sheegay in khilaafka labada dhinac uu caqabad ku yahay horumarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kamaal Guutaale “ Madaxweyne Farmaajo Mar Walbo Waa Nin Isburinaya” Guddoomiyaha xisbiga Wadajir, Kamaal Guutaale ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo uu yahay shaqsi kala hadlay, sidoo kalena uu sameeyey balan ka baxyo. Waxa uu tilmaamay in madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shuruudaha Qofka u Tartamaya Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa maanta soo bandhigay shuruudaha laga rabo qofka u tartamaya madaxweynenimada koonfur galbeed. Shuuradaha Waxaa Ka Mid Ahaa: 1- Inuu yahay muwaadin Soomaali…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Farmaajo Kadib, Shaqaalaha Rayidka Ee Dowladda Weli waa Tiradii uu Ka Tagay Xasan Sheekh! Miisaaniyadda cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya u ansixisay sanadka 2019-ka waa US$ 340,060149, ilaa 94 milyan oo dolar ayaa ku siyaaday miisaaniyadda wixii ka dambeeyey doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Loo Magacaabay Maamulaha Machadka Nabadda ee EIP Ergeygii gaarka ahaa ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Michael Keating ayaa loo magacaabay maamulka machad Yurub ah oo ka shaqeeya arrimaha nabadda. Michael Keating oo shaqada la wareegi-doona 5ta November 2018,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Farmaajo Oo Sii Fogeeyey Maamul Goboleedyada Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfurta Sudan, waxa uu soo hadal qaaday arrimo ku aadan maamul goboleedyada, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Magaalada Baydhabo? Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo ay leeyihiin xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi, siyaasiyiin iyo sidoo kale kulamo kale oo ay leeyihiin guddiga doorashada madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Dhaqan-gelinta Heshiiska Nabadda Dalka K/Suudaan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay munaasabad loogu dabbaaldegayo heshiiska nabadeed ee dalkaas oo Madaxda Urur Goboleedka IGAD ay garwadeen ka ahaayeen. Madaxweyne Farmaajo ayaa…