1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Maxamed Cali “Doorashada 17-ka Ayaa La Qabanayaa” Xildhibaan Maxamed Nuur oo kamid ah guddiga doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in doorashada waqtigeeda ay qabsoomayso. Waxaa uu tilmaamay in maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Doorashadii K/galbeed Oo Dib Loo Dhigay Iyo Jawaab La Siiyey DFS Golaha dhaqanka K/galbeed oo ah cidda leh go’aanka kama dambeysta ee arrimaha doorashooyinka K/galbeed ayaa goor dhow waxa ay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kaga dhowaaqeen in dib loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caddeyn: DFS Oo Muujisay Faragelinta Ay Ku Hayso Doorashada K/galbeed Dowladda federaalka Soomaaliya oo markii hore lagu tuhmayey iney farogelin ku hayso doorashada madaxweyne ee maamulka K/galbeed ayaa hadana qoraal arrimahan caddeyn u ah waxa uu kasoo baxay wasaaradda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Sabab Oo Lagu Dooran Karo Ilhaan Cumar Ilhaan Cumar, oo ah gabar Soomaaliya Mareykan ah ayaa qarka u saaran inay maanta noqoto gabadhii 2aad ee Muslim ah oo ka mid noqota congress-ka Mareykanka iyo qofkii ugu horeeyey…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Faragelin Noocee Ah Ayey Dowladda Federaalka Ku Heysaa Koonfur Galbeed?! 24-kii saac ee tagay waxaa ka dhacay magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka koonfur galbeed isbadallo ku tusinaya inay qasantahay xaaladda maamulkaasi, howluhuna aaney u socon sidii loogu talo-galay, taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Shaqada Ka Eryey Mid Ka Mid Ah Wasiiradiisa Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wareegto shaqada kaga eryey wasiiru dowlihii wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee maamulkaasi. Waxa uu sheegay Shariif Xasan in sababta ugu weyn ee shaqada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Oo Cambaareeyey Farogelinta DFS Ee Doorashada Baydhabo Qoraal kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyey farogelinta dowladda federaalka ee ku aadan doorashada K/galbeed. Golaha ayaa ka digey in farogelintaasi ay horseed u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddigii Doorashada Koonfur Galbeed Oo Isku Casilay Faragelinta Dowladda Federaalka Waxaa caawa Baydhabo isku casilay guddigii doorashada ee tartanka madaxtinnimada dowlad goboleedka koonfur galbeed kadib markii sida ay sheegeen dowladda dhexe faragelisay arrimaha doorashada, isla markaana carqaladeysay habsami u socodka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed: Mukhtaar Roobow Iyo Taliyihii NISA Oo Noqday Murashaxiinta Rasmiga Ah Guddiga doorashada madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa maanta shahaadada diiwaan-gelinta siiyey Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, isagoo noqday musharaxii u horeeyay ee la siiyo shahaadada musharaxnimo. Guddiga doorashada ayaa xaqiijiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Xaaf Iyo Nicholas Haysom? Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay usoo magacwday arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom. Waxa ay magaalada Gaalkacyo kula kulmeen madaxweynaha…