1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Xil Ka Qaadis La Sameeyey Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa sameysay xil ka qaadis iyo sidoo kale xil magacaabis. Wareegto kasoo baxday wasaaraddan ayaa waxaa xilkii looga qaaday Xuseen Cismaan Cali oo ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka X/Joogtada Ah Ee Wasaaradda Batroolka: Soomaaliya Uma Diyaarsana Bixinta Laysan-ka Shidaal Qodista Soomaaliya, ma lahan awood iyo shuruucdii ay shirkadaha caalamiga ahi shidaal uga qodan lahaayeen dhulkeeda, heshiis baratan ama laysan bixin ah oo Febraayo sanadka dambe la galaa, waxaa uu keenni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Waxa Looga Hadlay Shirka Midowga Afrika Shir Madaxeedkii ururka midowga Afrika ayaa shalay galab lagu soo gabagabeeyey xarunta dalka Itoobiya ee Adis-ababa. Mahdi Maxamed Guuleed, ra’siul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka, wasiirka arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Xisbiga UPD Oo Booqanaya Kismaayo Guddoomiyaha xisbiga midowga nabadda iyo horumarka(UPD) Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiintii soo dhoweeyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 22 Bil Kadib, Farmaajo Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Tagaya Dalkii Ugu Horeeyey Oo Reer Galbeedka Ah! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay 22 bil kadib maamulkiisa waxaa uu booqanayaa dal reer galbeed ah isaga oo u ambabaxay dalka Talyaaniga, kaddib marti-qaad rasmi ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Media Group: Waxaan Cadaalad u Raadineynaa Weriye Jamaal Khashoggi, Sawirro Dilkii loo geystay saxafiga Washington Post ee Jamaal Khashoggi oo hadda loo heysto inuuba amray dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, ma aheyn oo keliya mid waxashnimmo ah balse waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Musharraxiinta K/galbeed Qaarkood Oo Ka Cabsi Qaba Dib u Dhac Ku Yimaada Doorashada Mid kamid ah murashixiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka K/galbeed ayaa walaac ka muujiyey in doorashada madaxweyne ay ku dhacdo waqtigii loo qabtay. Xasan Ibraahim oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Sidee Ayeey u Arkaan Golihii Deegaanka Gaalkacyo Kala Diristii Lagu Sameeyey? Xildhibaan ka tirsanaa golihii degaanka waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka hadlay kala diristii uu madaxweyne Gaas ku sameeyey golahaasi. Cabdi waaxid Axmed Maxamed oo ka tirsanaa golahaasi ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa kala direy golahii deegaanka ee magaalada Gaalkacyo, wuxuuna dhanka kale xilkii ka qaaday duqii magaaladaasi Maxamuud Yaasiin Tumey. Gaas ayaa sheegay in muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Washington Waxaa Ay Sheegi-doontaa Dilaaga Khashoggi Kadib maalin markii ay CIA-du sheegay inuu dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ku lug lahaa dilka Jamaal Khashoggi isla markaana uu ahaa ninka amray ayuu dhankiisa sheegay madaxweynaha Mareykanka Donald…