1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Isbedalka Geeska Afrika Iyo Saameynta Uu Ku Yeelan Karo Somaliland Falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa ka hadlay isbedalka xilligan ka socda geeska Afrika iyo saameynta uu ku yeelan karo Somaliland. Qaarkood waxa ay sheegeen in saameyn uu ku yeelan karo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ganacsade Soomaaliyeed Oo Lagu Diley K/Africa Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa magaalada Cape Town ee dalka K/afrika waxa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo halkaasi ganacsi ku lahaa. Sida ay sheegeen dad ku dhowaa halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Mudug Shil geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay gobolka Mudug, kadib markii uu rogmaday gaari nooca dagaalka ah oo ay ciidamo la socdeen. Gaarigan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow, Heerka uu Gaaray Xiriirka Ganacsi Ee Soomaaliya iyo Pakistaan Dalka Pakistan waxaa uu ka mid yahay dalalka uu kobcayo xiriirkooda ganacsi ee kala dhaxeeya Soomaaliya, ganacsigaas oo gaar ahaan sii xoogeystay 3badii sano ee la soo dhaafay. Fahimur Rehman,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Bin Salmaan Oo Codsaday La Kulanka Madaxweyne Erdogan Diblomaasi sare oo Turki ah ayaa sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan uu codsaday la kulanka madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan inta uu socda shirka G 20 ee Buenos…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Iyo Erdoğan Oo Ka Wada Hadlay Maal-geshiga Turkiga Ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa ka wada hadlay sare u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Turkiga Ku Hakaday Kadib Lugtiisii Talyaaniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku sugan dalka Turkiga, iyada oo ujeedku yahay sida la sheegay inuu la kulmo dhiggiisa Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan. Turkiga waa dalka keliya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Noqonaya Dalka Ugu Awoodda Badan Dunida 2050 Dadka Mareykanka waxaa ay shiinaha u arkaan inuu yahay dal khatar ku ah jiritaanka dowladda Mareykanka, waxaa arrintaas hor socda Trump. Dhaqaale ahaan: Dhaqaalaha Shiinuhu waa dhaqaalaha labaad ee adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey ammaanka guud ee gobolka Mudug. Waxaa kulankaan ka qeybgalay mas’uuliyiin ka socotey maamullada Puntland, Galmudug, saraakiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dib u Dhac Kale Oo Ku Yimid Doorashada Madaxweynaha K/galbeed Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid doorashada madaxweynaha maamulka K/galbeed, iyadoo ay doorashadu ka baaqatay 28-ka bishan. Guddiga doorashada madaxweynaha K/galbeed ayaa sheegay in 5-ta bisha December ay…