1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: 12 Sano Jir Lix Carruur Ah Noloshooda Ka Dabari Jirey Baalashnimo Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka Jaamac Maxamed Aadan waa 12 sano jir, Labadiisa waalid horay ayey u geeriyoodeen, Nolasha caruurta la dhalatay oo Lix ka kooban ayuu shaqadaan ka biili jiray. Hada isaguna waa dhaawac,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Beello Ka Heshiiyey Khilaaf Ka Dhashay Qodista Ceel Biyood Beello walaalo ah oo ku dhaqan gobolka Gedo ayaa waxay ka heshiiyeen khilaaf muddo soo jiitamayey kaasi oo salka ku hayey qodista ceel biyood riig ah. Khilaafka u dhaxeeyay Beelahan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Oo Sheegay In Xujeyda Soomaaliya La Gaarsiiyey 11,500 Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xassan oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Sacuudiga ayaa kulamo la qaatay wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga Dr.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Video: Waa Maxay Caqabadaha Iyo Fursadaha Uu Haysto Madaxweyne Lafta Gareen? (Falanqeyn) Madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa xilligan waxaa horyaalla caqabado badan oo u baahan in wax laga qabto, iyadoo sidoo kale uu haysto fursado aad u muhiim…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Guddiga ammaanka Putnland Iyo go’aanno La Xiriira Hubka, Amniga Iyo Doorashada Xili ay maalmo ka harsan tahay doorashada maamulka Putnland, ayana socdaan qaban-qaabadii ugu danbeysay ayaa dhanka kale waxaa socda howl-gallo ammaanka lagu adkaynayo, waxaana isniintii shir isugu yimid gudigga ammniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dab Ka Kacay Dhisme Ku Yaalla Suuqa Bakaaraha Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka kacay dhisme ku yaalla Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Qof Goob jooge ah ayaa u sheegay Goobjoog in dabkan uu ka kacay Koronto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Maxaa Sababay In Dib Looga Laabto Mooshinkii Laga Keenay Madaxweyne Farmaajo? Aqoonyahanno iyo falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa aragti kala duwan ka bixiyey waxa sababay in xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay dib uga laabtaan mooshinkii laga keenay madaxweyne Maxamed C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isimadda Puntland Oo 4 Qodob Ka Soo Saaray Doorashada Janaayo Doorashada madaxtinnimada ee January ka hor, Isimadda Puntland ayaa qoraal ka soo saaray sidii doorashada ugu dhici laheyd qaab xasiloon kadib wadatashi ay la sameeyey bulshada. Qodobbada ay soo saareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi Oo Diiday Inay Ciidamada kala Baxdo Soomaaliya Ciidamada Burundi ayaa iska diiday dalab uga yimid midowga Afrika oo ahaa inay 1,000 askari oo ciidamadooda ka tirsan ay ka saaraan Soomaaliya February 28 ee sanadka soo socda. Afhayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo 4 Garsoore u Magacaabay Maxkamadda Sare Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay garsooreyaal ka tirsan maxkmadda sare ee dalka, kadib soojeedin ka timid guddoomiyaha maxkamadda sare…