1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas “Midnimo Iyo Wadajir Baan u Baahannahay” Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ugu baaqay shacabka maamulkaasi in ay wadashaqeyn buuxda u muujiyaan madaxweynaha cusub ee Puntland. Gaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Urdun: Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Wasiirrada Carabta? Wasiirrada bey’ada Carabta ayaa kulan ku leh dalka Urdun halkaas oo ay uga hadlayaan arrimaha bey’adaha gaar ahaan dhibaatada gashinka. Soomaaliya waxaa uga qeyb galaya ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Hindiya Oo Muslimiinta Ka Reebay Dad La Siinayo Dhalashada Dalkaasi Baarlamaanka Hindiya ayaa talaaladadii ogolaaday sharci dhalasho ama jinsiyad lagu siinayo dadka laga tirada badan yahay ee ku nool dalkaasi. Dadkaasi jinsiyadda la siinayo waxaa ku jira dad aaminsan Hinduus,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koronto La’aan Ka Jirta Degmada Balcad Ee Gobolka Shabellaha Dhexe (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in koronto la’aan ay ka jirto degmadaasi 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Maamulka degmada Balcad ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Madaxweynaha Cusub Oo Faray Saraakiisha Ciidanka Iney Adkeeyaan Ammaanka (Dhageyso) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa maanta magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal kula kulmay saraakiisha ciidamada maamulkaasi. Taliyeyaasha ciidamada Booliiska iyo daraawiishta ayaa ka mid ah xubnaha uu madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Duulaan Ku Ah Degmada Bu’aale (Dhageyso) Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay duulaan ku yihiin degmada Bu’aale oo caasimadooda ah si ay halkaasi uga saaraan dagaalyahannada Al-shabaab. Madaxweynaha maamulkan, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: IGAD Oo Hal Arrin Ka Dalbatay Madaxweyne Dani Urur goboleedka IGAD oo goob joog ka ahaa doorashadii shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa qoraal kasoo saaray sida ay wax u dhaceen. Maxamed Cali, wakiilka IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdiga Ka Socda DFS Ee Ku Sugan Garoowe Oo Kulamo La Leh Madaxda Cusub Ee Puntland Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in wafdiga ka socda dowladda federaalka ee isugu jira wasiirada iyo xildhibaannada ay kulamo kula qaadanayaan magaaladaasi madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Video: Waa Maxay Shaqooyinka Ugu Horreeya Ee Horyaalla Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa shalay lagu doortay madaxweynaha cusub ee Puntland, iyadoo xilkaasi loo doortay Saciid C/laahi Dani. Maxamed C/laahi Fadhaye waa xildhibaan hore, horeyna wuxuu uga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Cilmi Karaash Oo Noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Waxaa la soo gabagabeeyey doorashada madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, iyada oo la isla gaaray ilaa wareegga 3aad. Natiijada wareegga 3aad ayaa noqotay: Cabdi Ibraahim Warsame(Qowdhan) 19 cod iyo Axmed…