Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo deeq raashin ah gaarsiisay Qoysas danyar ah Hay’adda maaraynta masiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa deeq raashin ah gaarsiisay Deegaanka Lambar Konton – Km 50 ee gobalka shabeellada hoose . Deeqdaan gargaarka ayaa waxaa loogu qeeybiyay 500 Qoys… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Waa kuma waayeelka sida lama filaanka ah Elon Musk ugala baxay booska Shaqsiga ugu Hodansan adduunka? Bernard Arnault, oo ah guddoomiyaha shirkadda weyn ee alaabada raaxada ee Faransiiska LVMH (LVMHF), ayaa hadda noqday Yurubiyaankii ugu horreeyay ee ka soo muuqda liiska koobaad ee Bloomberg oo shakbakad…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay wasiirada Difaaca iyo Arrimaha Dibadda Maraykanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay xoghayayaasha Difaaca iyo Dibadda ee dowladda Maraykanka. Xasan Sheekh oo Maraykanka u jooga ka qaybgalka shirka Mareykanka iyo Madaxda…
2 daqiiqo RW Xamsa: Waxa aan aragnaa Bulshada Qatar oo ku faraxsan maalinta Qarannimada Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka iyo dowladda Qatar ugu hambalyeeyay munaasibadda maalinta ‘Qaranimada Qatar’. Xamsa ayaa sheegay in dowladda Qatar ay saaxiib dhaw la tahay Soomaaliya,…
1 daqiiqo Dowladda Qatar oo Ballan Qaad u Sameysay Soomaaliya Dowladda Qatar ayaa balan qaadday in ay di dhab ah u xoojineyso xiriirkeeda dhinacyada kala duwan leh ee ay la leedahay Soomaaliya. Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Cabdalla Bin…
1 daqiiqo Guddomiye Adan Madoobe oo la kulmay laamaha Ammaanka Xudur Guddoomuyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay laammaha ammaanka magaalada Xudur. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa saraakiisha ciidanka xoogga qeybta 60-aad guutada 9-aad ee ku…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Maraykanka, Akhriso Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka. Socdaalka madaxweynaha ayaa salka ku haayo ka qaybgalka shirka madaxda Afrika iyo Maraykanka oo ka…
1 daqiiqo RW Xamsa: Lama la aqbali karo in hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan daryeel la’aan caafimaad Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in ay waalidiinta Soomaaliyeed iyo carruurtooda ay waayaan daryeel caafimaad xilligaan. Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb…
1 daqiiqo Somaliland oo diiwaangelinta codbixiyayaasha bilaabaysa dhamaadka Sanadka 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay in dhammaadkan bishaan ay billaaban doonto diwaan gelinta codbixiyeyaasha doorashada, iyadoo ay weli taagan tahay khilaaf u dhexeeya xisbiga Kulmiye iyo Xisbiyada kale ee…
1 daqiiqo Sheekh Aadan Madoobe oo Xudur Tagayo Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu gaaro magaalada Xudur ee gobalka Bakool. Sheekh Aadan Madoobe…