1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka sare oo loo magacabay Xoghaye Cusub Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Cabdinasir Ibrahim Guuled u magacabay xoghayaha guud ee aqalka Sare. War ka soo baxay xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, waxaa ay maalintii 2aad ku qabatay caasimadda Muqdisho kulanka Dib u eegista Hannaanka Dhab u Heshiinta Qaran. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, waxaa ay maalintii 2aad ku qabatay caasimadda Muqdisho kulanka Dib u eegista Hannaanka Dhab u Heshiinta Qaran. Kulanka waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Itoobiya oo kala saxiixday Iskaashi dhinaca Booliiska ah Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Xijaar iyo dhiggiisa dalka Ethiopia General Damelesh Garbamichel ayaa magalada Addis Ababa ku kala saxiixday iskaashi Amniga ah iyo sare u qaadista tababarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha NISA oo ka hadlay dilka Taliyihii NISA ee gobalka Gedo Taliyaha hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid taliyihii NISA ee gobalka Gedo. War ka soo baxay NISA ayaa lagu yiri…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgambi dhicisoobay oo ka dhacay Jarmalka 25 qof ayaa lagu xiray howlgalo ka dhacay guud ahaan dalka Jarmalka, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay qorsheynayeen in ay afgambiyaan dowladda. Jarmalku waxa uu sheegay in kooxdan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Muuse Biixi oo ku wajahan Jabuti Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuti ee caasimadda dalka Jabuti. Muuse Biixi ayaa kulama kula qaadan doonna inta uu ku sugan yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Dhuusamareeb oo laga dhagax dhigay xarunta gurmadka deg-degga ah Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wahliyaan Wasiirka Gargaarka Galmudug Abdirahman Makkaawi iyo Duqa Magaalada Dhuusamareb ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Xarunta Gurmadka deg degga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ATMIS oo hambalyeeysay qabsashada Aadan Yabaal Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika Danjire Maxamed Al-Amiin Seyf, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed xoreynta Aadan Yabaal, magaalo dhacda Gobolka Shabeellada Dhexe oo kooxaha argagixisada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aadan Yabaal oo si rasmi u soo gashay gacanta dowladda Ciidamada dowladda oo taageero ka helaya kuwa deegaanka iyo ah ayaa Al-shabaab ka saaray degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana dowladdu ay sheegtay in si buuxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Jabuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filaya in uu gaaro magaalada Jabuti ee dalka Djabuti. Socdaalka madaxweynaha ayaa salka ku haayo soo xiritaanka shirka machadka daraasaadka siyaasadda…