Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Ku Kulmaya Kismaayo Golaha iskaashiga dowlad goboleeyada dalka ayaa lagu wadaa in ay Kismaayo ku kulmaan Saddexda bisha soo socota ee September. War-saxaafadeed ay soo saareen golahan ayaa lagu sheegay in Kulankooda uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Muqdisho Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Shirka Diyaarinta Hanaanka Dib U Heshiisiinta Qaran Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyey maanta shirka diyaarinta hannaanka dib u heshiisiinta qaran, kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Waxaa maanta la…
1 daqiiqo Olgan Bekar: Turkiga Dal Kale Tartan Kulama Jiro Arrimaha Soomaaliya Olgan Bekar safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa wakaaladda wararka ee Anadolu u sheegay in Turkiga aanu dal kale tartan kula jirin sidii xal looga gaari lahaa ama looga shaqeyn lahaa…
2 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo Saartay Hirgelinta Nidaamka Waxbarashada Ee Soomaaliya Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka maadaam dhawaan lagu wado in la furo sannad…
1 daqiiqo Dhageyso: Xildhibaanno Dhaliilay Waxqabadka Madaxweynaha Hirshabelle Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare in uu ku guul-dareystay hoggaaminta maamulkaas. Xildhibaannadan oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa dhaliilay Madaxweyne Waare,…
1 daqiiqo Ammaanka Magaalada Baydhabo Oo Aad Loo Adkeeyey Maamulka Koonfur Galbeed ayaa aad u adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Baydhabo, maadaama magaaladaasi lagu qaban doono doorashada madaxweynaha maamulka K/galbeed. Waxaa magaaladaasi lagu arkayaa ciidamada Booliiska, kuwa xoogga dalka…
1 daqiiqo Hirshabelle: Xildhibaan Beeniyey In Wax Laga Bedalay Dastuurka Maamulkaasi Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabelle ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay in wax ka bedal lagu sameeyey dastuurka u yaalla maamulkaasi. Mudanahan…
1 daqiiqo Shirka Hanaanka Dib U Heshiisiinta Qaran Oo Muqdisho Ka Furmay Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta qaran ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana looga hadli doonaa arrimo…
1 daqiiqo Salva Kiir Iyo Isaias Afwerki Oo Ka Wada Hadlaya Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa lagu wadaa in maanta uu booqasho rasmi ah ku tago Asmara isaga oo halkaasi kula kulmi-doona dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Booqashada ayaa ujeedkeeda lagu…
1 daqiiqo Maamulka B/weyne: Canshuuraha La Qaado Adeegyada Aas-aasiga Ah Ku Qabannaa Maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in canshuuraha ay ka qaadaan magaaladaasi ay dib ugu celiyaan bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan Qallaafow ayaa wareysi…