Hanti-dhowraha “Wax Badan Ayaan Ka Qabannay Musuqa” Hanti dhowraha qaranka ayaa sheegay in ay la xisaabtami doonan cid walba oo musuq isku dayda, islamarkana sharciga ay la hortagi doonan. Maxamed Maxamuud Cali , hanti dhowraha qaranka ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Midowga Yurub Oo Kordhiyay Waqtiga Howl-galka Ladagaalanka Burcad Badeedda Golaha Yurub ee loo yaqanno The European Council (EC) ayaa go’aamiyey inuu kordhiyo waqtiga howl-galka ilaalinta midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya(EU NAVFOR Somalia) ee lagula dagaalayo burcad-badeedda Soomaaliya ilaa 31…
1 daqiiqo ONLF Oo Rajo Xumo Ka Muujisey Isbedalka Cusub Ee Hoggaanka DDSI Jabhadda ONLF ayaa ka hadashay isbedalka lagu sameeyey hoggaanka cusub ee maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kadib markii xilka uu ka degay madaxweynihii hore ee maamulkaasi, islamarkaana madaxweyne cusub loo…
1 daqiiqo Cabdi Iley Oo Is Casilay Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxay sheegayaan inuu is casilay madaxweynaha maamulkaasi Cabdi Maxamed Cumar. Xubno u hadlay xisbiga talada haya ee DDSI…
1 daqiiqo Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Xafiis Ka Furatay Degmada Goldogob, Mudug Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay si rasmi ah xafiis uga furatay degmada Goldogob ee gobolka Mudug. Mas’uuliyiin ka socotay dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaanno iyo…
2 daqiiqo Akhriso: Tirada Guud Dadkii La Dilay 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay Dilalka iyo weerarada Al-shabaab ayaa sii xoogeysanyey maalmihii la soo dhaafay, iyaga oo Muqdisho iyo meel ka baxsanba 24-kii saac ee la soo dhaafay ka fuliyey qaraxyo iyo weerarro toos…
1 daqiiqo Wasaaradda Arr. Dibadda Oo Beenisay Eedeymo Ay Hanti-dhowrka Qaranka iyo Xeer ilaalinta U Heysteen Wasiir Mukhtaar Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa beenisay musuq bishan 4-teedii lagu soo eedeeyay wasiir ku-xigeenka wasaaradda Mukhtaar Mahad Guuleed. Qoraal ka soo baxay wasaaradda waxaa waxbo kama jiraa lagu…
3 daqiiqo Kheyre “Waxaan Idiin Xaqiijinayaa In Laga Guuleysanayo Dhibaatada Jirta” Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qayb galay munaasabadda lagu saxiixay heshiiska dawladda midnimada qaran ee lagu soo af-jaray colaaddii…
1 daqiiqo Wasiirka Cadaaladda K/galbeed: Shacabka Kuma Qanacsana Xukunnada Ay Maxkamadaha Ridaan Wasaaradda cadaaladda iyo garsoorka ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed aanay ku qanacsaneyn xukunnada ay fuliyaan maxkamada dalka. Wasiiirka wasaaraddan Xasan Ibraahim ayaa sheegay in cadaaladda Soomaaliya ay…
1 daqiiqo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Oo DFS Ka Dalbatay Badbaadinta Nafta Iyo Hantida Ganacsatada Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa dowladda federaalka Soomaaliya waxay ka dalbatay iney badbaadiso nafta iyo hantida ganacsata Soomaaliyeed. Xoghayaha rugtan ahna guddoomiyaha rugta ganacsiga ee Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin ayaa wareysi…