Guddoomiyahii Baardheere Oo Xilka Laga Qaaday Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa xilka waxaa looga qaaday guddoomiyahii degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Waxaa wareegtadan lagu sheegay in xilka laga qaaday guddoomiye C/laahi… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Kheyre Oo Sheegay In La Dhaqangelinayo Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Golaha Amniga Ee Baydhabo Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir-gudoomiyay kulanka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlayay dabagalka iyo dhaqan gelinta qodobbadii kasoo baxay shirkii amniga Qaranka ee…
5 daqiiqo Warbixin: Jaamacadda City Oo Qalin Jabinta Dufcadii 1aad U Dhigtay Xaflad Weyn, Akhriso Khudbadihii Mas’uuliyiinta Sabtidii(June 30, 2018), waxaa caasimadda Muqdisho lagu qabtay xafladda qalin jabinta dufcadii 1aad ee Jaamacadda City, taas oo ardey 100 dhan ka qalin jabiyeen shahaadada heerka 1aad(Bachelor) ee culuumta kala…
1 daqiiqo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Sheegtay In Ay Ku Guuleysatay In Sacuudiga Uu Xayiraadda ka Qaado Xoolaha Soomaaliya Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa sheegtay inay ku guuleysatay in dowladda Sacuudiga ay xayiraadda ka qaado dhoofinta xoolaha Soomaaliya. Nuur Maxamad Xasan Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Wajiga Labaad Ee Dib U Eegista Dastuurka Oo Muqdisho ka Furmay Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka ayaa Muqdisho ka daah furay wajiga labaad ee ee dib u eegista dastuurka KMG ah. Kulanka waxaa ka soo qeyb-galay xubnaha uu…
1 daqiiqo Degmada Waajid Oo Laga Soo Sheegayo Waxbarasho La’aan Degmada Waajid ee gobolka Bakool kana mid ah degmooyinka ay go’doomiyeen Al-shabaab ayaa laga soo sheegayaa waxbarasho la’aan. Degmada Waajid waxaa ku yaallo hal Iskuul oo lagu magacaabo Waajid Iskuul…
1 daqiiqo Dowladda Oo War Kasoo Saartay Hoobiyeyaal Ku Dhacay Degmada Wadajir Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysa Hoobiyeyaal shalay ku dhacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo khasaare geystay. War-saxaafadeed kaasoo baxay dowladda, laguna baahiyey warbaahinta DFS ayaa…
2 daqiiqo Sawirro: Madaxda Ugu Sarreysa DFS Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho kaga qeyb galay xuska maalinta xorriyadda…
1 daqiiqo Qalbi-dhagax Oo Soo-deynta Kadib hadlay: Qabashadeydii Xamar Ashkhaas Yar Ayaa Geysatay Cabdikarim Qalbi-dhagax oo sii-deyntiisa kadib markii ugu horreysay hadlay ayaa u mahadecliyay dhammaan umadda Soomaaliyeed Cabdikarim Qalbi-dhagax oo arrintan ka hadlaya waxaa uu yiri“Waxaan u mahadcelinayaa shacabka Soomaaliyeed, oo runtii…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo: Marna Ha Ogolaanina Dowlad Kasta oo Timaada in La idiinka Horkeenno Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta munaasabadda 1da Luulyo darteed shacabka Soomaaliyeed kula hadlayey garoonka kubadda cagta ee Koonis ayaa shacabka kula dardaarmay in…