1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Heer Federaal ah oo gaaray gobalka Hiiraan Xildhibaan Maxamed Ibraahim Mucalimuu, ayaa gaaray magaalada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan, halkaas oo uu kaga qayb galayo howlgallada la dhanka ah ururka Al-shabaab. Mucalimuu ayaa sheegay in ay ka qayb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo qaadanaya tababar kor loogu qaadayo hufnaanta howlgallada Tababar socon doona muddo todobaad ah oo kor loogu qaadayo hufnaanta maamulka hantida booliiska ayaa uga furmay magaalada Muqdisho ee Soomaaliya saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Waxaa ka qeyb…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax ka yar 10 maalmood gudahood waxaa muqdisho isku daldaly labo dhalinyar ahaa, sababtu maxay tahay | Warbixin Wax ka yar toban maalmood gudahood, laba dhacdo oo anfariir leh ayaa ka kala dhacay degmooyinka dharkiinleey iyo deyniile ee gobolka banaadir, taasoo ku saabsan in laba dhalinyar ahaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Gargaar Gaarsiisay Degmada Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan Hey’adda Gargaarka iyo maareynta dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta garagaar gurmad Bani’adannimo ah waxaa ay gaarsiisay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka, kuwas oo dhowaan ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Cadaaladda iyo Garsoorka Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyay shirka guddi hoosaadka golaha wasiiradda ee tiirka Cadaalad iyo Garsoor madax-banan oo maanta looga hadlay dardar-galinta howlaha hortabinta u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Gurmadka Abaaraha Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Feredaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac, oo maanta guddoomiyay shir heerkiisu sareeyo oo looga hadlayay gurmadka abaaraha, ayaa caddeeyay inaan waqti dambe harin oo lagama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanno hoostaga gobalka Baay Ciidamada xoogga dalka ayaa ururka alshabaab kala wareegay deegaanno hoostaga gobalka Baay oo ay horay ugu sugnaayeen kooxda. Howlgallo qorsheysan oo ay ciidamada dowladda ka sameeyeen gobalka Baay, ayay kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo lagala wareegay deegaan hoostaga gobalka Hiiraan Ciidamada xoogga dalka ayaa ururka alshabaab kala wareegay tuulada Tardo, oo hoostagta gobalka Hiiraan, kadib howlgal ay saaka ku qaadeen ciidamada dowladda. Tardo ayaa 15-km u jirta tuulada Ceel-dheere ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo Alshabaab oo ku dagaalamay deegaan hoostaga gobalka Gedo Wararka naga soo gaarayo deegaanka Carocaso oo hoostaga degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo, ayaa sheegaya in goordhaw deegaanka uu ka bilawday dagaal u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo ururka alshabaab. Dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaan hoostaga gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo kaashana dadka deegaanka ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Moqorki oo kamid ah deegaannada ay alshabaab ku…