1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Kale Oo Isku Soo Sharraxay Jagada Guddomiyaha Golaha Shacabka Cali Sheekh Maxamed Nuur oo ah xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka ayaa sheegay in uu yahay musharrax u taagan qabashada xilka guddoomiyaha golaha Shacabka. Cali Sheekh Maxamed Nuur oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad. Danjire Xamsa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliand Oo Xilal Cusub Magacaabay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto uu soo saaray xilal ugu magacaabay Shan Mas’uul. Xubnahan ayaa loo kala magacaabay guddoomiye gobol, Bankiga Dhexe, wasaaradda qorsheynta iyo la taliye.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka B/weyne Oo Farriin u Direy Maamulka Hiiraan Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada B/weyne ayaa ka dalbaday maamulka gobolka Hiiraan in si degdeg ah wax looga qabto burburka garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Waxay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Ciidankii Uu Tababaray Imaaraadka Maanta oo Sabti ah, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah waxay ula wareegtay ciidankii uu magaalada Muqdisho ku tababaray Imaaraadka Carabta, agabkooda iyo sidoo kale xeradii ay ku tababaranayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Imaaraadka Ugu Safray Arrimo La Xiriira Ciidamada Iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo maanta ugu ambo-baxay dalka Imaaraadka Carabta booqasho 4 maalmood ayaa inta aanu dhoofin saxaafadda la wadaagay ujeedka safarkiisa. Madaxweyne Gaas oo arrinkaas ka hadlaya waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Beenisay Inuu Jiro Heshiis Muqdisho Iyo Abu Dhabi Ay Ka Gaareen Arrinta Berbera Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya H.E. Amb. Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay HCTV ayaa beeniyay inuu jiro heshiis isafgarad oo dhex maray Imaaraadka iyo xukuumadihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta: Imaaraadow Soomaalida Ammaan Siiya….Mareykan Ayey Cashar U Dhigeen Madaxa guddiga kacdoonka ee ka tirsan Xuutiyiinta Yemen Maxamed Cali Xuuti ayaa sheegay in kooxdan ay taageersantahay Soomaaliya, isla markaana ay uga digayaan Abu Dhabi inay farageliso arrimaha Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidamo Ka Gadooday Jowhar Oo Gaaray Jalalaqsi, Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsanaa ilaalada madaxtooyada Jowhar oo gadooday ay gaareen magaaladaasi. Guddoomiyaha degmadan Maxamed Cabdulle Fiidow oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Sheegtay In Sharciga La Hor Keeni Doono Nin Xaaskiisa Dilay Laamaha ammaanka Jubbaland ayaa war ka soo-saaray dilka Muxubo Maxamed Guure oo Saygeeda Cabdullahi Asad Ismaaciil uu ku dishay magaalada Kismaayo 14-kii bishaan Apriil. Taliyaha qeybta Booliska Jubbada Hoose Maxamed…