1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Maamulka Ceel-buur Oo Sheegay Iney La Wareegayaan Deegaannada Ku Dhow Degmadaasi Guddoomiyaha degmada Ceel-buur Nuur Xasan Guutaale ayaa sheegay in la diyaarinayo qorshe ay ciidamada kula wareegayaan goobaha ka maqan gacanta Dowladda Soomaaliya . Nuur Xasan Guutaale oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kansas: 3 Mareykan Ah Oo Lagu Helay Dambi Ah Inay Qarxin Rabeen Guryo iyo Masaajid Soomaali Leedahay Maxkamada ku taallo Kansas ayaa 3 Mareykan ah arbacadii ku heshay dambi ah inay qarax la damacsanaayeen guryo iyo masaajid Soomaalida ku leeyihiin halkaasi. Maxkamadda waxa ay falkaasi ku tilmaantay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ghandour: Suudaan Waxay U Baahantahay 30 Milyan Si Ay U Badbaadiso Diblomaasiyaddeeda Wasiirka arrimaha dibadda ee Suudaan Ibraahim Ghandour ayaa sheegay in qaar ka mid ah diblomaasiyiinta iyo ergeyda Suudaan ee ku sugan dibadda ay doonayaan in ay dib ugu soo laabtaan dalka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Qaxootiga Suuriya Oo Dib Loogu Celiyey Dalkooda Ku dhowaad 500 qaxooti Suuriyaan ah oo ku suganaa Koofurta dalka Lubanon ayaa dib loogu celiyey meelo u dhow caasimadda Suuriya ee Dimishqa. Dadkan ayaa awal horay uga soo cararay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafyada Siyaasadeed Oo Saameyn Ku Yeeshay Horumarka Dalka Khilaafaadka Siyaasadeed ee ka dhex bilowda Madaxda Soomaaliyeed tan iyo dowladdii Carte ee Sanadkii 2000, waa mid ay wax ka barteen Shacabka Soomaaliyeed. Dib u dhaca meelo badan ah ayuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka: Midnimada Soomaaliya Waan Taageersannahay…. Berbera Waxaan Kala Hadalnay Dowladda Soomaaliya Wasiiru-dawlaha arrimaha dibadda Imaaraadka Carabta,Anwar Maxamed Qarqaash, oo wareysi gaar ah siiyey laanta Afka Carabiga ee BBC –da ayaa sheegay inay aqoonsan yihiin midnimada Soomaaliya. Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda Anwar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Al-shabaab Oo 5 Askari Ku Dishay Inta U Dhaxeysa Jowhar Iyo Balcad Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo marayey wadad xiriirisa Jowhar iyo Balcad. Ciidamada la weeraray ayaa ka soo ambabaxay magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabelle,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Sameeyey Sh/dhexe Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay howlgallo amniga lagu xaqiijinayey ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Raagaceelle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgalkaan waxaa hor kacayey guddoomiyaha gobolkaasi Axmed Meyre Makaraan, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Taliska Ciidanka Puntland Oo Sheegay In Aanu Saameyn Doonin Khilaafka Siyaasadeed Ee Soomaaliya Iyo Imaaraadka Taliska Ciidanka Badda ee Puntland Ayaa Sheegay In Arrimah Khilaafka Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya mIyo Imraadka aanay saameyn ku yeelan karin Dhankooda. Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Admiral Cabdirisaq Diiriye Faarax ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Amniga: Ma Jirto Qalab Ciidan Oo Lagu Boobay Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar la isla dhexmarayey oo sheegay in la boobay qalab ciidan oo magaalada Muqdisho keentay dowladda Imaaraadka, kuwaasi oo yaalla xerada…